Page 1 of 1

Center state opens Dekedda magaalada Hobyo

Posted: Mon Nov 24, 2014 3:40 pm
by THE_TRUTH1
Center state opens Dekedda magaalada Hobyo


Image
Doon u raran ganacsato Soomaaliyeed oo maanta ku soo xiratay Dekedda Hobyo
Published on November 24, 2014 by Mowliid · No Comments · 658 views
Dekedda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa 18 sano kadib maanta waxaa ku soo xirtay Dooni u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed, taasoo sidda badeecoyin kala duwan.

Doonida maanta ku soo xiratay dekedda magaalada Hobyo oo lagu magacaabo (Sabir Piya 1418) ayaa ka soo shiraacatay dekedda magaalada Mombasa, waxana soo rartay ganacsato Soomaaliyeed, iyadoo la filayo in dejinta Doontasi la bilaabo beri subax.

Magaalada Hobyo ayaa maanta laga dareemayay mashquul aad u farabadan, waxaana halkaasi gaaray gaadiid farabadan iyo xoogsato muruq maal ah oo isu diyaarinaya dejinta Doonidaasi.

Bulshada iyo maamulka degmada Hobyo ayaa soo dhaweeyay muddo dheer kadib in ay dib u howlgasho dekedda macmilka ah ee magaaladaasi.

Waa Doonidii ugu horreeysay ee kusoo xirata Dekedda magaalada Hobyo 18 sano kadib.

Re: Center state opens Dekedda magaalada Hobyo

Posted: Mon Nov 24, 2014 4:00 pm
by THE_TRUTH1
Image


Interesting development Galmudug first opens Airport then month later port business must be good and booming in Gobolada dhex

Habergedir up to something Image



For about to two decades majority of the life stock export took place in Bosaso and Barbar Port 95 %


Now Mogadishu and Hobyo plus Kismaayo will join the race interesting time economic warfare with Mogadishu being moderate port 21 century standard Image

Re: Center state opens Dekedda magaalada Hobyo

Posted: Tue Nov 25, 2014 4:45 am
by SecretAgent
No unity between hg the city is both claim by galmudug and ximan xeeb states.

Re: Center state opens Dekedda magaalada Hobyo

Posted: Tue Nov 25, 2014 4:52 am
by sahal80
HGs priority should be the central state and on this port

You can keep your own business, farms and have shares in xamar and south of it but you must have some thing that's special to/common with/led by you besides having a peaceful land and good security

All you need is a political leadership/unity

I think sacad leardership is back in the south-central and in the govt papers, they r now backing one candidate for the pm post.

China or turkey can build this port anytime you will be ready

Its located in a very strategic place of somalia and will cover all the near by including kililka and middleland.

Re: Center state opens Dekedda magaalada Hobyo

Posted: Tue Nov 25, 2014 5:12 am
by SecretAgent
Central state wont happen, galgaduud and hiiraan will be 1 state and middle sh with banadir hawiyes will have 2 federal states.

Re: Center state opens Dekedda magaalada Hobyo

Posted: Tue Nov 25, 2014 6:32 pm
by AbdiWahab252
Good news and a testament to the hard work of a HG council here in the USA.