Calanka Somaliland
''Safka sare cagaarkii waa sadar barwaaqo ah
Safka xiga caddaankii inaad nabad ku caan tahay
Safka xiga casaankii seefta cadawga lagu jaro''

Moderator: Moderators

LoooolWeger, waar Somaliland hooyadeed ayaan la aqoonsaneyn ee ha is wareerin neefyow

Ka sheekee baan ku idhi, afarta san gadhuudhi Ugali fufus ee kaaraha kugu ilaaliya, intaan ku riyoonayso federal khiyaaliya.Nacaskan yaree hj ah yaa baqbaqdiisa kka fadhisiiya meesha intaan la dhex marsan

[/b]]Somaliland The Power of the Horn

Kani caqli Reer Somaliland mahee waa kii Hj.Cuntada aad ka sheekay naysaa waa maxay, askariga dablaha ah cunto ma yaqaano, malaa abootadaa ayaad u haysataaye, askariga dhabta ah kaadi diisuu cabaa intaasaa ugu filan cunto.
Ha nala sheekaysan nacas yahaw fufu ugaligu ilaaliyo, malaa waxaad iiga soo dhawaanaysaa inaad hadhow ku faanto nin reer Somaliland ah, oo xora ayaan la hadlay intaasaan kolay ku seexanay saaye.

Nacaskan yaree hj ah yaa baqbaqdiisa kka fadhisiiya meesha intaan la dhex marsan

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 20 guests