Dad badan oo Ajnabi ah baa halkaan wax ku akhriya, sirteena iyo ceebteena banaanka ku faafiyo misse nagu qosla. Marka, walaalayaal, hadaa is caayino, aan afkeena hooyo ku doodno, aan afkeena hooyo isku aflagaadeeno.
Cidna wakhti uma hayso ineey kalmad walba Google translate geliso. Hadhowna waxaa soo baxiya, cidii sheegato aheed iyo cidii Somali dhab ah.





