Postby Righteous » Tue Dec 16, 2014 12:28 pm
Sahal.
"Wise" Mudulood siyaasi ninkaad ku tilmaamtay,wuu khaldanyahay. Amuurta meeshaan taagan waxeey bilaabantay markaa Idinka shacab aan waxba galabsan, laayseen, oo Muqdisho ka soo ceriseen iyagoo cago cad, qabyaalad daraadeed! Inaa "Makhaayad" gooni ah furanno, USC baa nagu jirabay laakiin Ilaahay mahadiis waan ku libaanay oo maanta dhowr "Makhaayad" baa wadanka ka furmay. Ilaahay baa noo hiiliyay, intaas baad ka xuntahiin oo waxa rabteen inaa sida guntii idin hoos dhabacanno. Laakiin anaga GOB buu Eebbe naga dhigay.
Marka, boowe, saxan gooni ah iyo saxan aan wadaagno hadaa ka xuntahiin, umadda Soomaliyeed cafis weeydiista oo hantidooda uu celiya. Hadiikale, quraafaadka iyo Somalinimada beenta ah naga daaya.