The War For Central Somalia Has Officially Started, This Is The Place Where The Civil War Started From And InShallah In 2015 Where It Will Finally Come To An End.
Galgaduud Can Not Be It's Own State, It's Very Logically For It To Come Under Puntland Control Specially With Full Wagardhac Support.
DEG DEG: Dagaal qaraar oo goor dhaw ka dhex qarxay Puntland iyo Gal-mudug kad…
December 24, 2014
WAAJIDPRESS- 24 Dec 2014:
Wararka Laga Helayo Deegaanaka Saaxo ee gobalka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu Goordhow ka Billawday dagaal u Dhaxeeya Ciidamo ka kala tirsan Maamullada Galmudug iyo Puntland , kaa oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac isugu jira.
Dagaalkaan ayaa ka Socda deegaanka Saaxo oo ka mid ah Deegaanada Hoostaga Gobalka Mudug, waxaana la sheegayaa in Labada dhinac ay Rasaas Xoogan isku Adeegsanayaan.
Inta la Xaqiijiyay waxaa Halkaasi ku dhinay 3 qof, oo Dadkii Dagaallamay ah, Waxaana ku Dhaawacmay Laba kale sida ay inoo Sheegeen dad ku dhaw Halkaasi.
Sababta Dagaalka ayaa la sheegayaa in ay Daba socoto sida loo Maamulayo Deegaanka Saaxo oo Horay ay u Joogtay Galmudug, Balse Dhowaan ay sheegatay Maamulkiisa Puntland.










