Moderator: Moderators




why is this in the politic section ?![]()
are u trying to score some tribal points with this tragedy ?


hadii madaxa looga jiro sidee diyo loogu xukumay waa yaabee?



what about agoontuu aabahood dilay, teeda kale magta waxa kasii muhiimsan yaa damaanad qaadi kara hadii lasii daayo ? Ninkan waa nin waalan dad kaluu dili karaa. Magta ciduunbaa ka bixin laakiin waa in ehelkiisii la helaa si loogu wareejiyo marka laasii daynayo.Ninkaas mag lakuma laha. Hadii Islaamnimo jirto waa in lasii daayo ninkaas... Wax mag oo lagu leeyahay majirto. Caruurna kuma laha, walaa ninkii dilay wax kuma laha.
Waa arin mucjiso ah. Xabashida haka sii daayso jeeylka. Illeen xabash un baa hayn karo miskiiinkaas Allah sidaas u abuuray.



Zoomalis never cease to amaze sxbhadii madaxa looga jiro sidee diyo loogu xukumay waa yaabee?



Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 11 guests