Vivacious
Is a good business plan to go after a ministerial post. Can't get better than that cuz it is the ultimate Somali dream. 6 months and you can retire nice. M
Imaan Allow na sii.
Warsheekh, akhi, liiskaan dadka la horgeynaayo ma taqaan? shaqsiyaad ayaga boos raadinaayo iyo shaqsiyaad HSM iyo xulafadiisa u dhaarsan oo dariishada iney ka tuuraan isu diyaaraanaaya. Labada kutladood oo isbahaysaysanaya ayaa HSM qoorta ka gooynaayaa. RIP!
Xisaabta ku dar, in 6 months time I will own about 10 big villas in xamar. Thats what corruption does to you

Laakiin taas ilaahaan ka magan galnay.
About the parliament, do you think they will have a reason to reject this new cabinet? I don't think so this time since the 4 guys they didnt want initially are not there any more, not only that but the other good ministers also lost their positions all thanks to the 4 GUYS!!!!

Kutlad 3aad ayaa berri lagu dhawaaqaa. lol. Xubnaha kutlada cusub, waa xildhibaanadii ugu danbeeyee ee HSM garab taagnayd.
Bayaanka xildhibaanada soo saari doonaan berri aqri. Qodobadda si fiican u dhuux.

your questions will be answered.
Rag danbiyo loo haysto ayaa ku jira, xildhibanada shaqsi shaqsi ayayna u ansixin doonaan liiska methinks.
Caynte wuu is casilaa sida la sheegaayo, asaga iyo kuwa kale.