Second Sarkaal killed in Beledweyne

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Second Sarkaal killed in Beledweyne

Post by Rabshoole »

Since last year.

War Deg Deg ah:Sarkaal Katirsanaa Melleteriga DF-ka iyo Askari Lagu Dilay Magaalada Beled Weyne.
Wararka ka imaanaya magaalada Beled weyne ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay saaka aroortii hore ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka Dowladda Federaalka ee shisheeyaha soo duulayaasha ah la shaqeeya.

Rag bastoolado ku hubeysan ayaa galbeedka Beled Weyne ku toogtay Col.Xaaji Quurow iyo hal askari oo ilaala u ahaa kadibna goobta ayay isaga dhaqaaqeen.

Goob joogayaal ayaa warbaahita u sheegay in dilka sarkaalka uu saameyn ku yeeshay magaalada sababa laxariira isagoo galaangal ku dhaxlahaa maleeshiyaadka DF-ka.

Quuroow ayaa ahaa dagaal geliye muhiim u ahaa ciidamada DFS ee xoogga ku heysta magaalada Beled Weyne xarunta gobolka Hiiraan.
AUN
User avatar
Bella18
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
Location: I imagine, therefore I belong and am free.

Re: Second Sarkaal killed in Beledweyne

Post by Bella18 »

AUN.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Second Sarkaal killed in Beledweyne

Post by sahal80 »

Allaha u naxaristo kulahaa kkkk

Only posts bad news about baladweuyne

He's nabadon and business man not "sarkaal"

Killed in hawlwadaag and the army is searching them house to house in this xaafad

In my other thread you claimed strapo being reer baydhabo kkk

He's pure adan warsame from tiyeeglow!
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Second Sarkaal killed in Beledweyne

Post by sahal80 »

Atleast post some accurate news!

Probably you think of him being hawadle kkkk

Allaha u naxaristo nabadoonka-from my heart-

was given contracts to build some official departments, he was a business man


In ka badan 50-ruux oo loo soo qabtay dilkii loo geystay Ganacsade Xaaji Quuroow http://ceelcali.com/8-wararka/245-in-ka ... ji-quuroow
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Second Sarkaal killed in Beledweyne

Post by sahal80 »

Atleast post some accurate news!

Sarkaal ko lahaa! http://ceelcali.com/images/ceelcali.com ... roow88.jpg

Probably you think of him being hawadle kkkk

Allaha u naxaristo nabadoonka-from my heart-

was given contracts to build some official departments, he was a business man


In ka badan 50-ruux oo loo soo qabtay dilkii loo geystay Ganacsade Xaaji Quuroow http://ceelcali.com/8-wararka/245-in-ka ... ji-quuroow
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Second Sarkaal killed in Beledweyne

Post by Rabshoole »

The guy is Gaaljecel, AUN. as for Strapto, he is reer baydhabo AUN. If you have a bone to pick I suggest you do it in your own thread, don't derail mines.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”