Moderator: Moderators
war odayga aflaagadada ka dhaa. Laakin saxdeer dhib bay ku ahayd , wa mel kaneco badhanCali Bile wax ka orod dheer nimanyahow, durba Xamar ma gaadhay? Tollow kaba adag uun ma xidhnaa, buuraha Hiiraan marka la sii marayo waa balaayee?
lol waar odaygu saaxdheer siduu u galayba labo indhood isumuu keenin. Markuu sidaa u gaadhay xamar afar dhulbahante ah baa sariir kala hortagay.war odayga aflaagadada ka dhaa. Laakin saxdeer dhib bay ku ahayd , wa mel kaneco badhan
Loool indhosheel ba la qatay oo galabti toga erigo uu hurdo tagi jiraylol waar odaygu saaxdheer siduu u galayba labo indhood isumuu keenin. Markuu sidaa u gaadhay xamar afar dhulbahante ah baa sariir kala hortagay.war odayga aflaagadada ka dhaa. Laakin saxdeer dhib bay ku ahayd , wa mel kaneco badhan
loool Kaasi waa ruugcadaa xagga xeeladda hurdo-boobka.Loool indhosheel ba la qatay oo galabti toga erigo uu hurdo tagi jiray
lol waar odaygu saaxdheer siduu u galayba labo indhood isumuu keenin. Markuu sidaa u gaadhay xamar afar dhulbahante ah baa sariir kala hortagay.war odayga aflaagadada ka dhaa. Laakin saxdeer dhib bay ku ahayd , wa mel kaneco badhan
Cali Bile wax ka orod dheer nimanyahow, durba Xamar ma gaadhay? Tollow kaba adag uun ma xidhnaa, buuraha Hiiraan marka la sii marayo waa balaayee?
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 19 guests