Page 4 of 5

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 8:38 pm
by THE_TRUTH1
Waa isku xaartay :lol: you cant even defeat small surre markasa abgaal isku compare gaareyne. grandeur delusion.
lol
shirib aan idiin tirinay baa jire mar ay maanafeesto damacdey inay hub qaadato markaasaa laga soo qabtey cadale kkkk

It goes like this: awalba gardaraa o qaadatee-arms- iska geey wax saas ah LOOOOL

USC=HG+hawadle

Facts!.
Image

Stupid kid :-@

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 8:45 pm
by TheblueNwhite
Why do you guys get worked up over a "Xawadle is stronger than Abgaal" comment?

Easy fellas. Caadi iska dhiga.

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 8:49 pm
by sahal80
Taliyaha Qeybta labada Shabeelle iyo Banaadir ee Ciidamada Dowlada Soomaaliya, Gen. Maxamed Maxamuud on Abgal Has liberated majority Of Hiiraan including bulo burde & jalaqsi & Maaxas.



Somali troops advancing - Photo HOL

Hiiraan Online
Monday, September 01, 2014
advertisements


Mogadishu, Somalia (HOL) - Somali troops alongside AMISOM have liberated the town of Jalalaqsi in Hiiraan region in central Somalia, army commander said.
General Mohamud Mohammed Hassan AKA " Qaafoow"

General Qaafoow, the commander of the 12th April battalion of the Somali national army which is part of the operation " Indian ocean" told the VOA Somali service that AMISOM and Somali troops.




Few month later the same Troops from Mogadishu are delivering Aid to Hiiraan lifting Alshaabab blockade .
Image

General Maxamuud Maxamed Xasan (Qaafow) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka, ayaa ku faanay inaanay Shabaabku lahayn itaal badan, oo ay ku horjoogsan karayaan Ciidanka Xooga Dalka iyo Xoogaga Midowga Afrika ee Somaliya.

Waa markii labaad oo gargaar ceynkani oo kala ah la gaarsiiyay Buulo Burde, tan iyo markii 14-kii bishii Maarso laga eryay Ururka Al Shabaab.

buloburde lol

There were never battle in jalalaqsi

Our SNA and jibouti have captured all the near by jalalaqsi villages forcing al shabaab to evacuate it

Qaafow and burundi just entered an empty place!

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 9:13 pm
by sahal80
There's big misinformations that was spread about hiiraan and akhouna moonlight is victim of the HG media who spread this probaganda

It says that hiiraan is divided into west and east!

By west they mean qoraxsin or west of the river

Biggest town that's located in qoraxsin/west of the river is buuloburde and it has hawadle majority

All the land between west of the river at jalalqasi and fiidoow is dominated by hawadle

They said baladweyne is divided by the river lol

Here's the map, baladweyne has four districts, two on the east side and two on the west side

West; hawlwadaag iyo buundoweyne
Image

All the villages and badiye beyond buundoweyn like gambarlaawe, raasumaal, buurfiiq are settled by cabdalla samatalis!

North west, our adan warsame nomads go up to tiyeegloow in bakool

I can show you many hawadle politicians who were born in tiyeegloow

Both hawadle and gugundhabe live together in every place

In farjano in kismayo-gaaljecel and cabdi yousuf, cabdala samatalis

in wajir, degodia and adeer hawadle

Reer ugaas of hawadle r 6 subclans, 4 of them live in habaasweyne between mandhera and wajir!

Gugundhabe are found around harar, a subclan of cabdalle samatalis live in jigjiga!

Filtu degodia iyo adeer hawadle, geedi madaxweyne, ahmed madaxweyne even some of the degodia r hawadle like reer gadiid!

Mustaxiil jiidle iyo harun ali madaxweyne

The same goes for buurhakabo, yaaqbariwayne, qoryooley where gaaljecel and cabdi yousuf are found.

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 9:16 pm
by sahal80
There's big misinformations that was spread about hiiraan and akhouna moonlight is victim of the HG media who spread this probaganda

It says that hiiraan is divided into west and east!

By west they mean qoraxsin or west of the river

Biggest town that's located in qoraxsin/west of the river is buuloburde and it has hawadle majority

All the land between west of the river at jalalqasi and fiidoow is dominated by hawadle

They said baladweyne is divided by the river lol

Here's the map, baladweyne has four districts, two on the east side and two on the west side

West; hawlwadaag iyo buundoweyne
Image

All the villages and badiye beyond buundoweyn like gambarlaawe, raasumaal, buurfiiq are settled by cabdalla samatalis!

North west, our adan warsame nomads go up to tiyeegloow in bakool

I can show you many hawadle politicians who were born in tiyeegloow

Both hawadle and gugundhabe live together in every place

In farjano in kismayo-gaaljecel and cabdi yousuf, cabdala samatalis

in wajir, degodia and adeer hawadle

Reer ugaas of hawadle r 6 subclans, 4 of them live in habaasweyne between mandhera and wajir!

Gugundhabe are found around harar, a subclan of cabdalle samatalis live in jigjiga!

Filtu degodia iyo adeer hawadle, geedi madaxweyne, ahmed madaxweyne even some of the degodia r hawadle like reer gadiid!

Mustaxiil jiidle iyo harun ali madaxweyne

The same goes for buurhakabo, yaaqbariwayne, qoryooley where gaaljecel and cabdi yousuf are found.

http://www.radioergo.org/so/read.php?article_id=119

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 9:36 pm
by THE_TRUTH1
Taliyaha Qeybta labada Shabeelle iyo Banaadir ee Ciidamada Dowlada Soomaaliya, Gen. Maxamed Maxamuud on Abgal Has liberated majority Of Hiiraan including bulo burde & jalaqsi & Maaxas.



Somali troops advancing - Photo HOL

Hiiraan Online
Monday, September 01, 2014
advertisements


Mogadishu, Somalia (HOL) - Somali troops alongside AMISOM have liberated the town of Jalalaqsi in Hiiraan region in central Somalia, army commander said.
General Mohamud Mohammed Hassan AKA " Qaafoow"

General Qaafoow, the commander of the 12th April battalion of the Somali national army which is part of the operation " Indian ocean" told the VOA Somali service that AMISOM and Somali troops.




Few month later the same Troops from Mogadishu are delivering Aid to Hiiraan lifting Alshaabab blockade .
Image

General Maxamuud Maxamed Xasan (Qaafow) oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka, ayaa ku faanay inaanay Shabaabku lahayn itaal badan, oo ay ku horjoogsan karayaan Ciidanka Xooga Dalka iyo Xoogaga Midowga Afrika ee Somaliya.

Waa markii labaad oo gargaar ceynkani oo kala ah la gaarsiiyay Buulo Burde, tan iyo markii 14-kii bishii Maarso laga eryay Ururka Al Shabaab.

buloburde lol

There were never battle in jalalaqsi

Our SNA and jibouti have captured all the near by jalalaqsi villages forcing al shabaab to evacuate it

Qaafow and burundi just entered an empty place!


Jen. Qaafow: Alshabaab ma awoodaan iney naga celyaan degmada Jalalaqsi

Posted on September 1, 2014 by Mo in Af-Soomaali


Mareeg.com: Taliyaha ciidamada milateriga Soomaaliya, qeybta 12-ka April, Jen. Maxamuud Maxamed Xasan Qafow ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee shalay la wareegay deegaanka Fiidow ee Shabeellaha Dhexe ay ku jiheysan yihiin degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Jen. Qaafow oo la hadlay VOA ayaa xusay iney labo jiho ka gelayaan degmada Jalalaqsi, wuxuuna xusay in milateriga Soomaaliya uu garab ka helayo ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi.

Image

“Waxaan ku suganahay deegaanka Fiidow, waxaana dhanka Mahadaay iyo Ceelbaraf iyo Caadley ka geli doono labo ciidan, waxeyna isugu tegi doonaan Jalalaqsi” ayuu Qaafow u sheegay VOA.

Wuxuu sheegay Qaafow in Alshabaab-kii ku sugnaa xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ukala baxsadeen deegno miyi ah oo hoostaga degmada Wanlaweyn ee Shabeellaha Hoose iyo degmada Ruuringood ee gobolka Shabeellaha Dhexe.


“Shabaab waxaan ku xaaqeynaa fargeeto, awoodna uma laha iney hor-istaagaan awoodeena, waxeyna u kala carareen dhanka galbeed oo ah deegaano howd ah oo hoos yimaada Wanlaweyn iyo deegaano hoos yimaadda Ruunirgood” ayuu sidoo kale yiri Jen. Qaafow.

Jalalaqsi waa degmada ugu wayn ee gobola Hiiraan ee weli gacanta ugu jirta Al-shabaab. Howlgalka Badweynaya Hindiya ayaa si toos ah uga bilowday gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose, waxaana Alshabaab laga saaray dhowr tuulo.

Mareeg Media

:stylin: God BlESS Hiiraab








Be an insider! Follow

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 9:45 pm
by 1moonlight
We can be a governorate controlled by the central govt just like now. Federalism applies to those who want to form a federal state not those who don't want it.

Its not actually abgaal whom we fear, xamar is not a stable region and there's a power struggle right now between mungaab and HG

You also got murursade who claim its westren half

Besides being sharing with many clans, its instability will effect us directly.

No. We will never go for this option

Ic, diplomats and igad r against it anyways.
this guy :snoop:

Who is you? is Hiiraan Kenya? is Hiiraan Ethiopia or Djibout? what do you mean Muqdisho instability will effect us directly? Middle Shebelle is way way more stable than Hiiraan, Banadir Region is safer than Hiiraan, i think Banaadir and Middle Shabelle should be saying we don't want Hiiraan's instability.

sxb beenta umada ka dhaaf Muungaab waa Abgaal, Cid Abgaal Muqdisho ku qabsan karto oo ilaaheey ka aheen ma jiro.


ama HabarGidir nac ama ha nicin ogaaw even if Hiiraan splits and becomes it's own Maamul Gobaleed HabarGidir and many other clans will still share Hiiraan with you.

sxb magaca Hawiye nimo ayuu Xawaadle sharaf ku leeyahay, hadaan Xawaadle ahaan lahaa gacanta Abgaal oo i quudiso har iyo habeen ayaan shumin lahaa, Abgaal maantay jago Gudoomiye Degmo ayuu Muqdisho kaa sii yay, Abgaal maantay iyo shalayba Hiiraan asagaa xoreeyay, walaahi if Xawaadle doesn't show respect to Abgaal they will be looma ooyaan.
lol at abgaal liberating hawadle, hawadle is way stronger than abgaal!

Who liberated jowhar in 91? Wasn't there hawadle militia since the arrival of mohamed dheere in mid 90s?

Hawadle was securing jowhar as a region in the name of USC not as damac but after the split of the USC or with HG to be exact it didn't have that importance for us

Don't you know we controlled the whole madina and parts of waabari except suuq boocle

If abgaal were stronger than hawadle they would have liberated xamar!

Xataa lixda bilood oo adinka hiiraan joogteen our ahlu faal baa noo diiday and asked us to launch the attack after this time!

I'm not down playing abgaal but I refuse your theory of being stronger than hawadle

Selfe defense!

As for now there r a mix of SNA in jalalaqsi, we have over 1000 in lower shabelle and xamar too!

Yes hiiraan is more stable than the whole regions that r found south of it

Hiiraan was the last southen region al shabaab captured it and remember baladweyne was at once the only govt controlled area out of maka al mokarama road without foreing troops being there!

We have joined al shabaab willingly bc we found out the govt being useless and the other clans not cooperating with her so why only our boys will day for the govt?

Come down sxb I'm not against HG, all I meant was political

You guys can't agree on your own region so what do you think of sharing with you xamar?
:mindblown:

Xamar stands right now as a clan capital or the somali capital and if it becomes an abgaal maamul goboleed we will go back to hiiraan!

we got now some posts like the secretary general-some adan warsame guy that i can recall his name- waabari district commissioner, police commander, airport director, some deputy district in madina

as Geo stated xamar is too much for us even will eat us economically!

if abgaal wants to share his 4 districts with our 5 districts we welcome this

anyways i doubt xamar will be part of this having knowing the IC backing hiiraan and middle shabelle.








if Xawaadle is stronger than Abgaal than that means Xawaadle is the strongest clan in Somalia.

sxb Xamar qabiil aan Abgaal aheen ma maamulo inta kale waa ciidan dowlad, oo ka amar qaato saraakiisha policeka Nabad sugida iyo milatariga oo badankooda ah saraakiil iyo jeneraalo Abgaal ah.

Xawaadle hal meel ayuu waligiis Xamar ka degenaa waana Saldhigii Madiino oo xoogaa ciidan Xawaadle joogi jireen waagii hogaamiya kooxeedyada and i been there.
just because Abgaal gave Xawaadle a Gudoomiye Degmo doesn't mean Xawaadle controls half of Muqdisho.


Abgaal ma ahan inaad yastit oo awood ma leh dhahdid waa nacas nimo.

and what do you mean why didn't Abgaal liberate Muqdisho? Abgaal may be peaceful clan but they are also very smart and walaahi if they claim Baydhabo or Kismaayo or Hobyo they can get it but they feel proud of their land and what they have. have you seen the fertile Middle Shabeelle and Muqdisho? Abgaal controls all of Muqdisho today, Muqdisho Airport maantay Abgaal ayaa maamulo, Muqdisho sea port few years ago nin Saleebaan ah ayaa xoog ku heeystay asagana xoog ayaa looga saaray oo maalin walba idaacadaha ayuu ka calaacali jiray uu dhihi jiray Abgaal ayaa degada kaligiis maamulo.

what do you call liberation? do you want Abgaal to kill and loot their HabarGidir brothers who live in Muqdisho as civilians?

Suuqa bakaaraha Mooryaan HabarGidir iyo Murusade ayaa xoog ku heeysan jiray, waagii Shiikh Shariif Abgaal barnaamij la dhaho ( Gala Bakaaraha 2 ) ayuu kula wareegay oo waa kii mooryaanta idaacadaha ka ooyn jireen ayagoo dhahaayo ciidan Abgaal ayaa Suuqa nagu soo weeraray.

sxb Abgaal lama tirsan kartit maxaa yeelay maantay Abgaal waa dowlad ayagaana Hawiye u taliyo oo xitaa maamul u dhisaayo dhuusamareeb iyo Hiiraan.


you are the guy who hates HabarGidir so much, you are the guy who believes that Xawaadle killed 20,000 HabarGidir when the HabarGidir who died in Hiiraan were only few and most of those few were dad Shacab ah oo 15 qof ah magacyadoodana la kasaayo oo Beledweeyne lagu dilay iyagoo guryahooda ku jiro and yet waad ku faantaa har iyo habeen shacab walaalo ah oo is dilay.

do you know how many people ee Sacad iyo Saleebaan iska dileen ma ogtahay in dagaaladii dhex maray Sacad iyo Saleebaan uu ka dhiig badnaa kii dhex maray Xawaadle iyo HabarGidir?
and yet Sacad and Saleebaan are still Hawiye brothers.

mida kale waxa Hiiraan isku dagaalay ma aheen HabarGidir iyo Xawaadle ee waxaa meesha weerar qalad ah ku soo qaaday ninkii madaxa adkaa Cismaan Caato AUN oo wato xoogaa Reer Hiloowle iyo Ceyr Reer Matabaan ah, waa kii Caydiid AUN markii uu maqlay dagaalka Cismaan Caato uu ku qaaday Hiiraan uu ka xanaaqay uu si caro leh u dhahay Cismaan Caatana maxaa geeyay Hiiraan ama uu u weeraray.

i have a Xawaadle friend who visited Hiiraan 2007 and 2009 he even asked me to come with him but i didn't go because it was not safe, asagaana afkiisa iga dhahay meesha Xawaadle waa looga awood badnaaday oo qabiilo Alshabaab taagero ayaa meesha qabsaday oo Xawaadle bah dilay duurka ayeeyna galeen ayuu dhahay, but thanks to your Abgaal brothers oo awood siyaasadeed iyo hub kugu taageeray, Today Xawaadle is free in Hiiraan.

anyways Respect to my Xawaadle brothers and i wish them even more success :up:










Warsheekh abtigiis Sahal80 jini uu qabaa he believes Xawaadle killed 20,000 HabarGidir he also believes that there are no HabarGidir in Hiiraan :snoop:

walaahi waa necbahay inaan Hawiye kala sheeg sheego oo waxaan xasuustaa waagii Hawiye mid ahaa laakiin Sahal80 aflagaadadiisa waa xad dhaaf oo mar mar waa in la canaanto oo wax loo sheego oo la dhaho faanka dhib ma leh laankiin faanka badan qaras uu dadka ku kiciyaa.

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 9:52 pm
by THE_TRUTH1
The same Gen Qaafow and his Abgal dominate battalion are Feeding Hiiraan by escorting Aid Trucks , Xawadle are too weak outside of Beledweyn . Who are you kidding kid is this Sahal kid XaWadle ant way ? No Xawadle are not so disrespectfully
Image
Milateriga Soomaaliya oo ka dhaqaaqay Jalalaqsi kuna sii jeeda Buulobarde

Posted on December 29, 2014 by Mo in Af-Soomaali, Featured


Mareeg.com: Ciidamada milateriga Soomaaliyeed ayaa saaka ka dhaqaaqay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, iyagoo u jiheystay dhanka degmada kale ee gobolkaas ka tirsanee Buulobarde, halkaasoo Alshabaab go’doon sareen, lana gaariin waayey raashinka.

Ciidamada dowladda ayaa sheegay in maanta ka wareegeen tuulooyin farabadan oo Alshabaab maamulayeen, islamarkaana hoos yimaadda degmada Jalalaqsi.

Deegaanada ciidamadu sheegeen iney la wareegeen waxaa ka mid ah Deegaanada Xero Lugoole, oo 27 KM u jirta deegaanka Fiidow, Jar, Raaxaale, Janbiley, Buurweyn, Miirgab, iyo Afcad, kuwaasi oo hoos yimaada degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Howlgalka oo saakay waaberigii bilowday ayaa waxaa la filayaa in Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku gaaraan degmada Buulo Barde, si halkaas loo gaarsiiyo raashin kaalmo ah oo muddo ku xayirnaa degmada Jalalaqsi.

Lama soo sheegin ilaa hadda wax dagaal ah oo qabsaday ciidamada galbinaya raashinka qargaarka ah ee kusii jeeda Buulo Barde.

Taliyaha Qeybta 12-ka April Jen, Maxamuud Maxamed Qaafow ayaa xalay sheegay in qorshahooda yahay sidii ay raashin xoog ku gaarsiin lahaayeen degmada Buulo Burde, iyadoo inta u dhaxeysa Jalalaqsi iyo Buulo Burde ay ku sugan yihiin dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

“Ciidamada dowladda ayaa diyaar u ah iney gaadiidka xamuulka gaarsiiyaan degmada Buulo Barde, haddii Alshabaab awood leeyihiin ha isku dayaano iney horjoogsadaan” ayuu yiri Jen. Qaafow.

Jen. Qaafow oo la weydiiyey in ciidamada AMISOM ay ka qeyb qaadanayaan galbinta raashinkaas iyo inkale ayaa sheegay in milateriga Soomaaliya uu howshaas qabanayo haddii AMISOM la shaqeeyneysana ay soo dhaweynayaan.

Mareeg Media

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 10:05 pm
by sahal80
Wtf where did I said my clan killed 20,000 HG? Can you show me the link! I challenge you!

I'm not even qabilist to say some thing like that!

HG have attacked baladweyne secretly, it wasn't his idea but caydiid has designed the operation as a military expert!

HG have attacked baladweyne from the west side and at night, they come from balidoogle not MATABAAN lol

If they tried to enter from matabaan they would have been crushed at the northern front wich is full of big villages and has a high way

Gen aideed has ordered them to switch off the cars before reaching baladweyne

Waxee bilaabeen inee riixaan ilaa 5km, ama halgaari ko jiidaan

Halmar aa la arkey ayagoo gudaha ko jira!

Some was telling me how caydiid used boats from huruwaa and landed in kaaraan!!


Lol I don't hate HG but I'm not ready for madaxanoun and sharing maamul be it central or banadir with them!

Hassan sh who is the president is back to xamar without reaching shyt!

All I'm saying is let us give eachother his space!

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 10:17 pm
by sahal80
Lol I repeat again not battle has ever took in jalalaqsi, it was evacuated days ago

What about 300 hiiraan SNA along with djibouti securing saacid in dhuusamareeb and cadaado lol

Djibouti base in baladweyne is located at the airport, ethiopians at janta kundisho

Only SNA and police operate inside the town

The governor only is protected by SNA and walks through town with only SNA

Our SNA has two controls out of the town

You can't find like this south of hiiraan!
Hiiraan nomads-hawadle and jijeele only fight al shabaab

Rest of clans r submissive to al shabab

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 11:02 pm
by sahal80
Dad bey xaqqiiqada dhibtaa!

Al shabaab was controlling xamar since 2008

Al shabaab have captured baladweyne in june 20010

Wax isku dhaw miyaa?

Waliba anagaa dawlada ka baxnay oo dissolved the maamul!

"C/raxmaan Macow oo ku dhawaaqey DKMG ah inay ka baxeen ...
www​.somalimirror.com/.../craxmaan- ...
31 Aug 2009"

Sh sharif woxu siyaartey baladweyne 2008 asagoo diyaarad UN ee halane ka soo qaadey lol

We controlled a whole year without amisom!

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 11:10 pm
by THE_TRUTH1
Dad bey xaqqiiqada dhibtaa!

Al shabaab was controlling xamar since 2008

Al shabaab have captured baladweyne in june 20010

Wax isku dhaw miyaa?

Waliba anagaa dawlada ka baxnay oo dissolved the maamul!

"C/raxmaan Macow oo ku dhawaaqey DKMG ah inay ka baxeen ...
www​.somalimirror.com/.../craxmaan- ...
31 Aug 2009"

What ever Kid :-@ keep comparing beledweyn to Mogadishu


Play your role :up: Sahal is sheegato

Re: never three regions

Posted: Thu Mar 26, 2015 11:35 pm
by sahal80
Adiga reer mudug ayaa tahay yaa ko haysto?

Mise kotiri koteenta maamulka banaadir iyo hiiraan ayaa run o qaadatay lol

Forget about hiding behind amisom

Can you show me one link where the non hiiraan nomads r fighting al shabaab without a help from the govt?

I just googled it

2013,2014,2015

Just two clans from hiiraan

This is what makes difference

Dagaal xoolo dhaqato iyo kooxda Al-shabaab ku dhex maray ...
/.../dagaal-xoolo-dhaqato-iyo...
Maxaas, Wararka ka imaanaya gobolka Hiraan ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay ...
Radio Jowhar - AL SHABAAB IYO XOOLO DHAQATO DAGAAL ...
https://www​.facebook.com/permalink.ph...
AL SHABAAB IYO XOOLO DHAQATO DAGAAL KU DHEX MARAY DEEGAANO KA TIRSAN DEGMADA MAXAAS.
(DHAGAYSO) Shabaab Iyo Dad Xoolo Dhaqato Ah Oo Dagaal ...
hobyonet.com/.../dhagayso-shabaab-iyo- ...
15 Nov 2014 ... (DHAGAYSO) Shabaab Iyo Dad Xoolo Dhaqato Ah Oo Dagaal Ku Dhexmaray Deegaanka Caad Ee Gobalka Mudug ... Sida La Sheegay Dadkaasi Ay alshabaab Waydiiyen In ay ...
al shabaab iyo xoolo dhaqato dagaal ku dhex maray deegaano ...
www​.radiojowhar.com/?p=5866
30 Nov 2013 ... RADIO JOWHAR: Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ...
Dagaal ka dhacay meel u dhow Kismaayo - BBC Somali
www​.bbc.co.uk/.../140802_kismayo_ ...
2 Aug 2014 ... Dagaal ka dhacay meel u dhow Kismaayo ... Al-shabaab waxa ay xoolo Zaka ah ka qaadaan dadka reer ... gaar ka ee Juba iyo kooxda Al-shabaab uu ka socdo. ... dad xoolo dhaqato ah inay ladagaaleen Al-shabaab kaddib ...
Universal TV - Al-shabaab Oo Xoolo Dhaqato Sako U Diiday ...
universalsomalitv.net/.../post_somali_486...
16 Nov 2014 ... Ururka Al-shabaab ee la dagalaama dowladda Soomaaliya iyo ciidamda Caawiya ayaa dagaal ...
Images for xoolo dhaqato iyo al shabaab dagaal

Kismaayo: Awoodii Al-shabaab Oo Wiiqantay Iyo Xoolo ...
https://ramaasnews.com/.../Kismaayo- ...
12 Feb 2013 ... ... ah ayaa maanta dagaal adag la galay koox xoolo dhaqato ah oo weerar ku qaaday fadhiisi... ... Dagaalka xoolo dhaqatadu ku qaaday Al-shabaab ayaa muujinaya in awoodii ...
Xoolo dhaqato iyo Kooxda Al-shabaab oo Dagaal ... - Keydmedia
www​.keydmedia.net/.../dad_xoolo_dhaq...
16 Aug 2013 ... Teaser Image Xoolo dhaqato iyo Kooxda Al-shabaab oo Dagaal ku dhexmaray Galgaduud ...
Dhageyso: Al-shabaab iyo Shacab dagaalamay | Warfidin.com
www​.warfidin.com/.../dhageyso-al-shaba...
17 Mar 2015 ... Dagaal u dhaxeeya Xarakada Al-shabaab iyo Dad Xoolo dhaqato ah ayaa maanta ka dhacay ...

Re: never three regions

Posted: Fri Mar 27, 2015 12:03 am
by sahal80
Baladweyne waa ka mamnuuc in hotelada qof aan warqad ogalaasho kahelin maamulka ko degaan for long years

Dawladana bishaan ee biloowdey lol

Ganacsatada dhar rasmi ah bay qaataan

Raxanwayn waa ka mamnuuc, waaba ka carareen sidii loo dharbaaxayey!

Wadaadada xag jirta looga shakiyo waxay saxiixaan xarunta baaritaanka bil kaste

Waxaan oo dhan ayaa o sabab ah in xawaadithtu ku yartahay magaalada



http://allsbc.com/maqal-maamulka-baladw ... n-shatiga/

Re: never three regions

Posted: Fri Mar 27, 2015 12:22 am
by sahal80
Baladweyne waa ka mamnuuc in hotelada qof aan warqad ogalaasho kahelin maamulka ko degaan for long years

Dawladana bishaan ee biloowdey lol

Ganacsatada dhar rasmi ah bay qaataan

Raxanwayn waa ka mamnuuc, waaba ka carareen sidii loo dharbaaxayey!

Wadaadada xag jirta looga shakiyo waxay saxiixaan xarunta baaritaanka bil kaste

Waxaan oo dhan ayaa o sabab ah in xawaadithtu ku yartahay magaalada



http://allsbc.com/maqal-maamulka-baladw ... n-shatiga/
2013!
Dhagayso Ciidamada dawlada Soomaaliya Oo Gudaha U Galay Hotelada Baladweyne | Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey http://allssc.com/2013/06/dhagayso-ciid ... aladweyne/