Page 1 of 1
Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Fri May 08, 2015 9:20 pm
by THE_TRUTH1
Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol ,
Madaxweynaha: “Dadka Muqdisho, wey sameysan karaan Maamul”dhageyso
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalayay Barnaamij ka baxa Radiyaha Dowladda ayaa sheegay in Dadka ku nool gobolka Banaadir ay xaq u leeyihiin inay ka tashtaan aayaha Maamul u sameynta Gobolka.
Xamar waxaa ku nool Dad ka badan kuwa ku nool Gobolada kale ee Dalka, in Federaalka ay ka qeybgasho Magaalada Muqdisho waa arrin quseysa Dadka oo aan ku xirneyn Dowladda” ayuu yiri Madaxweynaha.
Xassan Sheekh ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya uu doorkeeda yahay kaliya in hadii ay go’aansadaan reer Muqdisho inay Maamul sameystaan inay ku gacan siiso, sidoo kale waxa uu carabka ku adkeeyay in Muqdisho ay sii ahaaneyso Caasimada Dalka.
Warkaan ayaa ah mid aay aad ugu farxeen shacabka degan gobalka Banaadir oo malmahan ku howlana maamul u sameynta gobalada kala ah Sh/ dhexe Banaadir Iyo hiiraan.
Siyaasadda manta waxaa soo saarey Nuur Ismail Sheikh oo Muqdisho Jooga,
source
http://www.shaaciye.com/site/?p=45820
Re: Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Fri May 08, 2015 9:50 pm
by AbdiWahab252
One trup out of town and he will change his story. The man haa lost the plot.
Re: Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Fri May 08, 2015 10:00 pm
by metamorphosis
oday252 how is life?
Re: Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Sat May 09, 2015 1:44 am
by FarhanYare
One trup out of town and he will change his story. The man haa lost the plot.

He is a clown.. And a boorso
Re: Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Sat May 09, 2015 2:02 am
by MJ360
Banadir status as a region was never disqualified since it still remains one of Somalia's 18 regions, and as a region it will be expected to merge with another region since no one region can stand alone. For Banadir the merger process will be a lot easier once Mogadishu's boundaries are drawn. M. Shebelle is still up for grabs if folks in Banadir are serious about becoming a federal member state.
It's the provisional constitution that govern Somalia not HSM.
Re: Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Sat May 09, 2015 2:15 am
by FarhanYare
Lol the same constitution which was abused time and time again by non-other than..... well u guessed it

I like how the constitution aad ugu orodaan every time others try to form a state

Don't worry Culussow will be reporting back to Puntland hadoo kibro

Re: Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Sat May 09, 2015 5:10 am
by MJ360
The tampered and illegal constitution was forged and distributed in Mogadishu. All Puntland did was blow the whistle on Hassan Sheikh and his small ideological sect.
The criteria to form a Federal Member State are already established; bending the rules to suit your own needs is not one of them. One thing Puntland will never stand for is the complete disregard for the country’s genuine Provisional Federal Constitution.
Re: Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Sat May 09, 2015 6:49 am
by THE_TRUTH1
One trup out of town and he will change his story. The man haa lost the plot.

He is a clown.. And a boorso
Farhanyare you clown , if it was not for Hassan shiekh hard work The Cadaado Conference would still be closed today , blame it on Habergedir sxb . Two decades HG ruled shabelle hose - Jubba - Goboladedhex never thought to build a Admin other then Producing warlords good for robing and killing.
Guricel Vs Dhuusemareb vs Ximan & xeeb Vs Galmudug ......
Dhegayso: Xasan Sheikh “Wax heshiis ah Garoowe kulama soo gelin Puntland
May 7, 2015 - 350 Aragtiyood
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si cad oo aan gambasho laheyn kaga hadlay shirkii dhawaan kusoo idlaaday magaalada Garoowe ee dhexmaray Dawlada Soomaaliya iyo Maamul Goboleedka dalka ka jira Qaarkood.
Waxaa aad loo hadalhayay iney jireen hishiisyo dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland ay ku gaareen magaalada Garoowe, taasi oo dhalisay in jawaabo badan laga bixiyo
Laakiin arintaasi waxaa shakiga ka qaaday Madaxwayne Xasan Sheikh Maxamuud oo sheegay in shirkii Garoowe uusan aheyn wax hishiis ah oo la wada gaaray, wuxuuna ku sheegay inuu ahaa kulan wadatashi ah.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cadeeyay in kulankaasi uu ahaa mid ay madaxda dowlada federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ay ku wada tashanayeen.
HALKAN KA DHEGAYSO MADAXWAYNE XASAN OO GO’AAN CAD SHEEGAY
Sidoo kale wuxuu sheegay inuusan jirin wax saxiix ah oo dhacay oo cadeynaya in hishiis la wada gaaray, isaga oo shacabka ugu baaqay iney arintaasi ogaadaan ayna is dajiyaan.
Re: Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Sat May 09, 2015 7:15 am
by FarhanYare
Dude ofcourse he is not gonna admit that he was forced to sign a deal

.
Re: Exclusive interview President Xasan sheikh Banaadir state is must the capital city will remain Mogadishu lol
Posted: Tue May 12, 2015 12:22 pm
by AbdiWahab252
We are going to elect Qeybdiid as our President and start our opposition campaign until Xasan comes to the state to apologize to us.