Page 1 of 2

Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Wed Jun 24, 2015 12:10 am
by Lamagoodle
Habarkuleeynet ( 24/6/2015) Xaflad aad loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay magalaada Landhan ee carliga ingiriiska. Xafladdaasi oo lagu soo dhoweeyey dhismaha dawlad goboleedka Habar Kuuleey ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumaudiin, siyaasiin,aqoonyahano, waxgarad iyo dadweyne aad u faro badan iyo marti sharaf lagu soo casuumay.

Waxaa ugu horeeyntii xafladaasi aayado quraanka kariimka ah ka jeediyey Sheikh Cali Sheikh Ciise oo ku magac dheer Sheikh Sheeydhaan. Sheikh sheeydhaan ayaa qudbad oo ka jeediyey ku sheegay in jihaad lala gallo dawlad goboleedyada kale. Asagoo aayad quraanka kariimka ah cuskanaayo ayuu yiri ” xaasaskooda waa noo xalaal. Waa naloo baneeyey. Dhiigooda waa inoo xalaal siduu Allah noo sheegay”.

Aqoonyahay Jaahil Jannegale ayaa isagana ha hadlay xafladaasi oo wuxuu yiri ” Dawlad goboleedka habar kuuleey, waa esteet jira, waa indepedent. Dawlad goboleedka neeybarkeena ah, Kaneecoland, waxaa ka keeneeynaa mooshin.

Waxaa kale oo xafladda lagu soo dhoweeyey dhismaha Habar Kuuley ka hadashay Meeyarka magaalada Landhan, Marwo Anna Swift (NB: she is a cleaner) oo sheegtay inaay Landhan aqoonsatay dhismaha dawlad goboleedka habar kuuley.

Madaxweynaha dawlad goboleedka Habar Kuuleey, Xersi Xaar oo ku magac dheer, Af minshaar ayaa lagu dhaariyey xafladaasi asagoo lagu dhaariyey kitaabka quraanka kariimka ah. Wuxuu madaxweyne afminshaar sheegay inuu ka shaqeeyn doono jiritaanka Habar kuuleey esteet.

Ugu dambeeyntii waxaa xafladaasi ciyaaro hiddaha iyo dhaqanka ka soo jeediyey haweenka ka soo jeeda dawlad goboleedka Habar kuleey. Buraanbur, saar, mingis iyo weliba dhaanto aad loogu riyaaqey ayaay la soo daawasho tageen. Cambaro Cadeey oo mataleeysay haweenka Habar kuuleey ayaa sheegtay inaay taagersan yihiin dhismaha dawlad goboleedka aayna hiil iyo hooba la taagan yihiin horumarinta dawlad goboleedka.

Si kastaba arrintu ha ahaate, dawlad goboleedka Habar Kuuleey ayaa ka duwan dawlad goboleedyada kale maadaama uu ku yaalo dhul aad u kheyraad badan.

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Wed Jun 24, 2015 12:13 am
by TheblueNwhite
UN ka aqoonsi ma siiyey HKland.

I get your point. Noted.

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Wed Jun 24, 2015 12:21 am
by Lamagoodle
UN ka aqoonsi ma siiyey HKland.

I get your point. Noted.

:lol:

Wararka hadda naga soo gaaraayo magaalo madaxda dawlad goboleedka Habar kuuleey, Buulo Dhagax, ayaa sheegayo inuu Madaxweynaha booqasho ku tagaayo dalal badan oo aduunka ka mid ah, sida Ameerika, Yurub, Kenya iyo Itoobiya.

Wararku waxaay intaasi ku darayaan in Unka, IGAD iyo ururo kale ayaa hambalyo u soo direen Madaxweyne Xersi Xaar

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Wed Jun 24, 2015 1:24 am
by Vivacious
Waxaan filanaayay in aan qoraalka ka dhex arko magacyada shaqsiyaad ka mid ah reer snet :lol:

Ramadan wanaagsan Lama :)
Soo xaalku dhag dhag maaha

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Wed Jun 24, 2015 4:44 am
by TheGrumpyGeeljire
:lol: Somali weligood dowlad feecan maay arkin. Masaakin.

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 3:59 am
by Lamagoodle
Waxaan filanaayay in aan qoraalka ka dhex arko magacyada shaqsiyaad ka mid ah reer snet :lol:

Ramadan wanaagsan Lama :)
Soo xaalku dhag dhag maaha
Ramadaan wanaagsan qalanjo.

Xaalku waa barriga dhexe; I am working during my vacation.

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 4:35 am
by Osob101
Magac xumaa bisinkow, Kuuleey iyo Cadow baa ilaah nama tuso amiin ya rab. :lol:

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 4:38 am
by Lamagoodle
Magac xumaa bisinkow, Kuuleey iyo Cadow baa ilaah nama tuso amiin ya rab. :lol:
How are you doing?

Habar kuuleey ma taqaanid miyaa?

P.s. I am coming to Deutchland tomorrow (Hessen). Are you still in Xamar?

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 4:47 am
by Osob101
Magac xumaa bisinkow, Kuuleey iyo Cadow baa ilaah nama tuso amiin ya rab. :lol:
How are you doing?

Habar kuuleey ma taqaanid miyaa?

P.s. I am coming to Deutchland tomorrow (Hessen). Are you still in Xamar?
Adiga kalaaye naag maa ku joogto Deutchland ileen waa adiga markasta jooga Frankfurt and no am not in Xamar.

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 4:52 am

:lol: :lol:

Waan ka qarabtaa Darmstedt, Wisbaden iyo Frankfurt are my hoods when I have the blues and in the mood for love.

Xamar ka waran? Qaraabada, ehelada, caruurta iyo waayeelka ma roono?

Adigu xamar odey miyaa kuu jooga? :lol:

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 4:56 am
by zidane88
Reer qaxar iyo qalalaase wexey leeyihiin looma dhama dawlada Habar kuuley waxayna wadaan mooshin ka dhan ah dawladaas. :lol:

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 5:00 am
by Lamagoodle
Reer qaxar iyo qalalaase wexey leeyihiin looma dhama dawlada Habar kuuley waxayna wadaan mooshin ka dhan ah dawladaas. :lol:
LOLLLLLLLLL

Adeerkiis isha ayaad ka tuurtay.

Reer Qarax iyo Qalalaase, waanu raali gelineeynaa. Waxaan caawa Nabadoon Naar gale ku casuumeeynaa casho sharaf leh.

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 6:56 am
by Osob101
Waan ka qarabtaa Darmstedt, Wisbaden iyo Frankfurt are my hoods when I have the blues and in the mood for love.

Xamar ka waran? Qaraabada, ehelada, caruurta iyo waayeelka ma roono?

Adigu xamar odey miyaa kuu jooga? :lol:[/quote]

Qarabaasho beel and walaahi if u are reer old Europe and as u say are in the hood of Wisbaden and Frankfurt than for a fact we might have run into each other. Odayasha Xamar Jooga waa kuwa aniga naas nuuji iga rabi marka eebow xagee geena hahah oday walbaa waa dotoree mise ugaas mise nabadoon mise xildhibaan. Odayaashi Somali waa washeen :) aniga midkoo miskiin iska wadaad kanaker ayaan mar horee inaan naas nuujiye ku hesheena :x

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 9:23 am
by zidane88
Reer qaxar iyo qalalaase wexey leeyihiin looma dhama dawlada Habar kuuley waxayna wadaan mooshin ka dhan ah dawladaas. :lol:
LOLLLLLLLLL

Adeerkiis isha ayaad ka tuurtay.

Reer Qarax iyo Qalalaase, waanu raali gelineeynaa. Waxaan caawa Nabadoon Naar gale ku casuumeeynaa casho sharaf leh.
Caadi ma tihid LAMA. :lol:

Re: Xafladda dhismaha dowlad goboleedka Habar Kuuleey

Posted: Tue Jun 30, 2015 1:47 pm
by Lamagoodle

Qarabaasho beel and walaahi if u are reer old Europe and as u say are in the hood of Wisbaden and Frankfurt than for a fact we might have run into each other. Odayasha Xamar Jooga waa kuwa aniga naas nuuji iga rabi marka eebow xagee geena hahah oday walbaa waa dotoree mise ugaas mise nabadoon mise xildhibaan. Odayaashi Somali waa washeen :) aniga midkoo miskiin iska wadaad kanaker ayaan mar horee inaan naas nuujiye ku hesheena :x
Wadaad aa? Kaale ma quraan ayuu kugu aqriyey? Waxaan maqlay waxaa jiro suurado naagaha lagu soo xiri geliyo. Miskiin iyo wadaad kala dheer. Aree joog!!! Mid jaaz iyo rock kula tunto oo waqtiga isla riixdaan ma waaysay? Xataa qaraabo kiil?

I love Hessen. Everything about it. I don't know many Somalis; I have a few qaraabo in Biebrich in Wisdaben, I also visit the somali shop in Frankfurt for a chat when I am in town. In Darmastadt, I meet a lot of Somalis who come for medical purporses. Dr. Lamagoodle meeshaasi soomaalidda waay ka nacday. I tell them to go back to the UK/Canada/Sweden and seek medical help there. Laakin, maba aaminaan marka runta loo sheego. They will go to a German doctor who subcribes painkillers and the next day, you will meet them telling you that they have been cured.

Xamar Cade ka waran? Waxaan maqlay Dayuusbarada cuslaatay sida aniga oo kale, saf ayaa loogu jiraa ee.