Postby sahal80 » Sat Jun 27, 2015 4:23 pm
Lol war itoobiya somalia dhan ayay ka heesataa dadka hogaamiyaasha ah
Marka rageedeey rabtaa..cali warsame iyo eenow waxay uga saareen barkee is badal ee ka wadeen dhanka waxbarashada ardada turkey iyo sudan loogu dirayo iyo jamacado cusub iyo hayadaha caafimaadka oo keeni karta xiriir caalam al islami, iskaamiyiinta oo ko xoogeysta Iyo isko soo dhawaanshaha soomaalida dhinaca wadaadada...
Dj awood malaha aan ka aheyn inay rageeda soo gashato, kowa itoobiyaankana iska idho tirto
Mida kale itoobiya iyo dj waxeey ka midaysan yihiin sida doorashooyinka u dhacayaan in 2016ka, ciidii ko soo baxda maamul goboleedyaa ayaa soo bixi 2016ka maadama ay ayaga soo xuli doonaan cida dooranaysa madaxeeynaha oo ah xildhibaano degmo matala
Waxaa jira agende ay reer galbeedka wataan oo ka soo horjeeda kooda oo ah general elections
Maadama ay waqtigii ko cayaareen di kas ah, duq kay ayaa hada wada barnaamaj xoogaa u eg oo ah in dadka madaxweynaha dooran doona laga soo doorto shacabka si toos ah
Masalan magaalo kaste, for example baladweyne waxaa wax dooran ilaa kumanaan ama kun qof ugu yaraan oo isugu jira, ganacsatada, haweenka, ururada bulshada, dadka kadibna dadkii tartanka ku soo baxa ayaa madaxweynaha toos ugu codeyn!
Haye ka waan dad aadan aqoon?
Marka ethiopia waxaan ayadaa gobolada kasoo dhamayn karta si caalamka looga dhaadhiciyo ileen ayadana dan uguma jirtee!
Aniga shakhsiyan ma qabo guuleed, qof kale haa barkee waxaan ogahay inuusan cadaado joogeyn oo uu villa somalia ku mashquuli
Dhuusanareeb caasimad dhaqso ma noqon doonto, ma dhawa