Moderator: Moderators



LeJusticier
Kuwan Salafina ka daran, diin maba laho, waxay aaminsanyihiin the only way oo jannah lagu gali karo in ay tahay in dhiig la daadiyo, kuwan oo kale lama oran karo isku diin baan nahay.


BBC is saying two dead. NISA is saying the people died are Al-Shabaab members.

ciidamada GORGOR maasha allahAfar ka tirsan Maleshiyaadka kooxda Shabaab ayaa lagu khaarijiyey Howlgalki Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee GOR GOR ay ku fuliyeen Maleshiyaadki soo weeraray Hotel Wehliye, Sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiye sarkaalka hogaaminaaye Howlgalkaas.
Sarkalaka ayaa hadalka intaas ku sii daray in midkii shanaad uu isku qarxiyey Hotelka banaankiisa oo ay guud ahaan tirada maleeshiyaadka ay noqoneyso 5 maleeshiyo.
Sidoo kale Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane oo isna la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadu ay soo gabo gabeeyeen howgallo ay ka fuliyeen Hotel Wehliye, halkaasi oo ay kolkii hore ay difaac xoogan muujiyeen ciidamadii Ilaalada ka ahayd Hotelka.
Afhayeenka ayaa xusay in ciidamada amniga ay iminka gacanta ku hayaan Hotel Wehliye, halkaasi oo ay dil u geysteen dhamaan kooxihii weerarka soo qaaday.


Man i'm pretty sure we have the best security forces in Africa. Ilaahay baa mahad iska leh. 


Man i'm pretty sure we have the best security forces in Africa. Ilaahay baa mahad iska leh.

I'm gonna wait for the dust to clear, but if it's trueYes i believe that. No civilian or soldier casulties. All irhaabis killed in the spot. We the best.![]()


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests