Sababtaan waxee keentey in ciidamo ka daba taga loo sameeyo iyo xarun police joogto ah si dadko ula soo xiriiraan
Waxaa jirta xafaad kale oo galbeedka ku taal io amaan ahaan jirtey laakiin ramadaankii ay labo qof lagu dilay
Xaafadan buundiweyn/octobar waxeey ku aadan tahay quracleey iyo luuqjeelow marka halkaas bay soo mareen labo jeer kadibna waa cararaan
Dadka ay soo diraan waa ilaa labo qof oo rayid iska dhiga bistoladana wata..
Waxey dilaan wixii maamulka la shaqeeya
Saa darteed ciidan baa la dhigay ilaa quracleey
Dhinaca koonfur ma soo mari karaan waxaa ku yaala bar control agagaarka baardheere
outskirts of hawlwadaag
Duqa magaalada




http://hiiraanweyn.net/2015/07/daawo-sa ... -boolis-2/
http://ceelcali.com/index.php/974-beled ... owl-wadaag
http://www.sahalnews.com/?p=39297
Central police station
Youngest somali governor. was 30 year old when he first became the governor but now hes 35 year old...hes now in xamar partaking the HLPF

Commander of beledweyne police ali dhuux



Commander of hiiran police col abdirizaq
I never liked hassan sheekhs man, abdirizaq but seems now theres better cooperation...but hes there for hassan not hiiraan




