Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland Armed Forces disperse Puntland Militias

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Somaliland Armed Forces disperse Puntland Militias

Postby TheGrumpyGeeljire » Thu Aug 06, 2015 12:50 pm

Thursday August 06, 2015 - 19:28:42
Khasaaraha ka dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo Malleeshiyaad Puntland ah oo Jid-gooyo u galay

Badhan(Qorilugud News):Iska-horimaad khasaare ka dhashay ayaa duleedka magaalada Hadaaftimo ee gobolka Badhan ku dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Malleeshiyaad ka tirsan Maamul-goboleedka Puntland. horimaadkan oo dhacay shalay gelinkii dambe, ayaa dhashay kaddib markii Malleeshiyaad ka tirsan Maamul-goboleedka Puntland Jid-gooyo u galayeen Ciidamo ka tirsan Qaranka oo ku sii jeeday Degmada Laasqoray ee gobolka Badhan, kuwaas oo tabobar ku soo dhammaystay Dugsiga Ciidanka Qaranka ee BIXIN oo ku yaala meel 25KM ah u jirta degmada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag. Ciidamada tabobarka dhammaystay ayaa ah malleeshiyo-beeleedyo dhawaan lagu Qarameeyey Ciidanka Qaranka, kuwaas oo ka hawl-galaya degmada Laasqoray.

Dagaalka dhexmarya Malleeshiyaadka Maamul-goboleedka Puntland iyo Ciidanka Qaranka oo muddo saacado ah socday, ayaa sababtay khasaare labadaaa dhinacba soo gaadhay, balse ma jiro warar madax-annaan oo xaqiijinaya baaxadda khasaare ee kala gaadhay, waxaanu dagaalku sii xoogaystay markii ay ku baxeen Ciidamo ka tirsan Saldhigga Saddexaad ee Ciidanka Qaranka oo ka hawl-gala degmada Badhan, kuwaas oo markii ay ka war-heleen gaadhay goobta dagaalku ku dhexmaray Ciidanka iyo Malleeshiyaadka Puntland.

Si aanu u xaqiijinno xaqiiqada warkan, waxa Noo Suurta Gashay inaanu khadka telefonka ku helno Taliyaha Ciidanka Qaranka ee gobolka Badhan Dhamme Yaasiin Cismaan Faarax (Guray) oo sharraxaad ka bixiyey hawl-gal Ciidamadiisu ku badhi-taageereen Ciidanka Qaranka ee Jid-gooyada loo galay.

"Meel u dhow magaalada Hadaaftimo ayaa iska horimaad yari ka dhacay maanta, iska-horimaadku wuxuu dhexmarya malleeshiyaad Puntland ka tirsan oo dhexda u galay ciidamo tabobar ku soo dhammaystay dugsiga Bixin oo ku socday deegaamadoodii oo xaggaa iyo Laasqoray ah, dabadeena ciidan kale oo Qaranka ah oo gobolka Badhan ku sugan baa warku soo gaadhay, ciidankiibaa ku baxay c baa ku baxay, ciidankiina markii uu meesha ka gaadhay, nimankii way baxsadeen,” Sidaas ayuu yidhi taliye Yaasiin Cismaan Faarax.

Isagoo hadalkiisa sii watay, waxa uu intaas ku daray, "Ciidankii aan watay markay meeshii yimaaddeen, waxay nimankii arkeen laba ciidan oo hareeraha kaga jira, dabadeedna waxay is-yidhaadheen waataa laydin qab-qabtay, markii waxoogaa lays-tuur-tuurayna nimankii waxay u baxsadeen xagga Punland, markaa waanu ku guulaysannay.”

Taliyaha oo aanu weydiinnay haddii uu jiro khasaare ka dhashay Iska-horimaadka dhexmaray Malleeshiyaadka Puntland iyo Ciidamada Qaranka, waxa uu ku jawaabay, "Khasaare badani ka ma jiro,Finiin yar-yar oo soo gaadhay mooyaane, laakiin wax dhaawac la sheegi karo waxa jira Hal Askari. Qolada kale waxba kama sheegi karo, markii ay carareen wax meyd ah oo ay ka tageenna maanaan arag,” ayuu yidhi Dhamme Yaasiin.

Mar la weydiiyey inay malleeshiyaadka Puntland ka hawl-gali jireen gudaha gobolka Badhan, waxa uu sheegay inay deegaankaas soo gaadheen habeen hore, kana yimaaddeen dhinaca magaalada Boosaaso ee maamul-goboleedka Puntland, iyagoo soo maray Jidka Laamiga ah ee u dhexeeya magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe, "Xalay (Habeen hore), ayay ka soo dageen Laamiga, meelo dhexe ayay galeen, markaa waxay ka war-hayeen askartaa meesha soo maraysa ee Laasqoray ku socota, kuwaasay doonayeen inay dhexda u galaan,” ayuu yidhi Taliyuhu.

Taliyaha Ciidanka Qaranka ee gobolka Badhan oo hadalkiisa sii watay waxa uu intaas ku daray oo yidhi, "Malleeshiyadkii Puntland waxay u carareen xagga Puntland, annaguna magaalada Badhan ayaanu joognaa, Ciidankii kalena way nala joogaan, maalinta Berrina (maanta) waxay tagi doonaan Laasqoray, halkaasay ka hawl-galayaan.

Gobolka Badhan waxa si wada-jir ah uga hawl-gala Ciidamada Qaranka Somaliland iyo malleeshiyaad deegaanka u dhashay oo garab-saar la leh maamul-goboleedka Puntland, balse inta badan wax dagaallo ahi kama dhacaan deegaankaas, marka la barbardhigo deegaannad akale ee gobollada Sool.

Gaas better watch his step, otherwise we will be forced to take more drastic steps. The territorial integrity of Somaliland will not be violated.
:ehh: :win: :sland: :sland:

User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Somaliland Armed Forces disperse Puntland Militias

Postby thegoodshepherd » Thu Aug 06, 2015 1:05 pm

:lol:
At least Puntland sites are believable, most of the things that Somaliland sites post are absolutely ridiculous. So jingoistic.

User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7934
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Somaliland Armed Forces disperse Puntland Militias

Postby mahoka » Thu Aug 06, 2015 6:25 pm

:lol:
At least Puntland sites are believable, most of the things that Somaliland sites post are absolutely ridiculous. So jingoistic.
Yes the sites that never reported how mj mafia was chased out of Buuhodle

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland Armed Forces disperse Puntland Militias

Postby DR-YALAXOOW » Thu Aug 06, 2015 7:56 pm

is there something to fight for in the desert of North Somaliya? No nothing,just stones and sand and hot sun... :down: and also it'sfunny too that this two black arabs jabarti ibn yemen and isaaq ibn haashim ibn suuriya aka bunaaniland and soomaliland fighting eachother :lol: :lol: - keep it desert niggars.. :up:

User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7934
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Somaliland Armed Forces disperse Puntland Militias

Postby mahoka » Thu Aug 06, 2015 8:14 pm

is there something to fight for in the desert of North Somaliya? No nothing,just stones and sand and hot sun... :down: and also it'sfunny too that this two black arabs jabarti ibn yemen and isaaq ibn haashim ibn suuriya aka bunaaniland and soomaliland fighting eachother :lol: :lol: - keep it desert niggars.. :up:
come back when your people are not starving.

User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: Somaliland Armed Forces disperse Puntland Militias

Postby Somaliman% » Fri Aug 07, 2015 1:52 pm

fake news from a rubbish source, bring us something worth our time instead this trash!

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

• Similar Topics
Replies
Views
Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests

cron