Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Xasan Sheekh Maxamuud Plans for 6 month martial law n dissolve the Parliament

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Xasan Sheekh Maxamuud Plans for 6 month martial law n dissolve the Parliament

Postby THE_TRUTH1 » Tue Aug 25, 2015 1:04 am

TOP :: Wararkii ugu dambeeyay Mooshinka Madaxweynaha laga keenay + Xanta Villa Somalia.
Aug 25, 2015 - 1 Jawaab
Image
Khilaaf aad u cakiran, ayaa ka dhex aloosan Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoonka Sare Baarlamaanka, ka dib markii Guddoonku uu qabtay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha, 12-kii bishan.
Madaxweynaha, ayaa ka fekeraaya tallaabadii uu qaadi lahaa, ka dib markii Sabtidii uu Baarlamaanka go’aamiyay inaanan Fadhiga 6-aad la soo xirin Khamiista, oo dib loo dhigo, illaa iyo inta laga meelmarinaayo ajanadayaasha Baarlamaanka horyaala, oo Mooshinka uu ugu weyn yahay.
Madaxweynaha oo Madaxtooyada ay isu arkayn Gudoomiyaha Baarlamaanka, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa u sheegay in uu kala diri doono Xildhibaanada Baarlamaanka, haddii ay ku adkeystan inay dhaqangeliyan Mooshinkaasi.
Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa Dastuurka ka saaray qodob Dastuuri ahaa, oo awood Madaxweynaha u siinaayay in uu kala diri karo Xildhibaanada. Xildhibaanada ayaa qodobkaasi laalay kulan ay yeesheen 4-tii bishii November ee sanadkii 2012-ka.
Dastuurka Qabyo Qoraalka Somaliya, ayaa qeexaaya haddii aynaan jirin Maxkamad Dastuuri ah oo qaadda dacwadda Madaxweynaha, in markaasi loo laaban doono Dastuurkii Lixdankii, oo ku xusan in haddii Maxkamad Dastuuri ihi aysan dhisnayn, in kiiska Madaxweynaha ay qaadayso Maxkamadda Sare Dalka.
Hadaba arrinta xiisaha leh, ayaa waxay tahay iyadoo Madaxweynuhu uu ku cago jugleeyay, maadaama Xildhibaanadu ay cuskanayan ku laabashada Dastuurkii Lixdankii, in isagana uu ku laabanaayo Dastuurkaasi, oo qaba in Madaxweynuhu uu kala diri karo Xildhibaanada.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Jawaari u sheegay kolka uu Xildhibaanadu kala diro, in markaasi uu ku dhawaaqi doono xukun deg deg ah (Marshall law), oo uu dalka ku soo rogaayo, muddo lix bilood ah.

Wararka laga helaayo Xarunta Guddoonka Sare Baarlamaanka Somaliya Ee Villa Hargeisa, ayaa sheegaaya in Jawaari uu walaac xoogani ka muujiyay hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Somaliya.
Madaxtooyada, ayaa waxaa leesla dhex marayaa in Xildhibaanada Baarlamanka ay doonayan inay kursiga ka tuuraan Madaxweynaha, lana soo doorto Madaxweyne kale oo ku meel gaar (Kmg) ah, si muddo laba sano ihi ay xilka ugu darsadan.
Laakiin Madaxweynaha waxa uu doonayaa in la wada jooggo laba sano oo dambe, lagana fogaado Mooshinka, haddii taasi laga fursan waayana uu Xafiiskiisa iska sii jooggo, isla-markaana uu kala diro Baarlamaanka.
Hadalhaynta Villa Somalia, ayaa ah in Madaxweynuhu uu ka dhabeen karo kala diristiisa Xildhibaanada, isagoo markaasi cuskanaaya Dastuurkii Lixdankii, ka hor inta aynaan Xildhibaanadu codka gelin Mooshinka ka dhanka ah.
Mooshinkan oo qalqal siyaasadeed ka dhex abuuray Hay’adaha Dowladda, ayaa waxaa laga digayaa in dib u dhac uu ku keeno shaqadii Xukuumadda. Ururada Bulshada Rayidka, ayaa waxay ku baaqayan in labada dhinac ay tanaasul la yimaadan.

User avatar
barbarossa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4589
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Xasan Sheekh Maxamuud Plans for 6 month martial law n dissolve the Parliament

Postby barbarossa » Tue Aug 25, 2015 3:31 am

As if HSM had the military wherewithal to declare a nationwide martial law!

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Xasan Sheekh Maxamuud Plans for 6 month martial law n dissolve the Parliament

Postby THE_TRUTH1 » Tue Aug 25, 2015 10:58 am

Image

The Country is at war , incompetent MPs are threat to the Progress of the country and the war on Alshabaab ...

These incompetent MPs are Instigating tribal conflicts ,political chaos . They are Foreign and Criminal Agent send to Destroy Progress being Made in Somalia .

Waxay xildhibaanadan ku hanjabeen inay tallaabo kasta qaadi doonaan si ay uga hortagaan dhismaha xildhibaanada Koonfur Galbeed. Waxaa muuqata in waqtiga yar ee u haray dowladda Federaalka ku dhammaan doono sheegasho Iyo is qabsi.

Qorshahan ayaa dad badan u arkaan inuu yahay mid la soo maleegay oo lagu doonayo in lagu abuuro jawi kale oo iska horjeed iyo muran la mida kan ka taagan maamulka Jubbaland.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Its time to take action against spoilers of Peace & stability and Progress

Martial Law :som: :som: :up:

User avatar
Halmog
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY

Re: Xasan Sheekh Maxamuud Plans for 6 month martial law n dissolve the Parliament

Postby Halmog » Tue Aug 25, 2015 11:07 am

:pac: this niguh

Incompetent calasow gotta go :win:

User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2534
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Xasan Sheekh Maxamuud Plans for 6 month martial law n dissolve the Parliament

Postby Turbulence » Thu Aug 27, 2015 3:45 pm

Xasan Maxamuud declaring martial law reminds me of this Chappelle Show skit. :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 7 guests