Page 1 of 1

Puntland is officially broke Bankrupt

Posted: Mon Sep 14, 2015 12:41 am
by THE_TRUTH1
Ciidanka xerada 54-aad ee Garoowe oo sameeyay Gadood ay kaga Cabanayeen Mushaar la’aan


Image

Axad, September 13, 2015 (HOL) — Ciidamada Xerada 54-aad ee Garoowe ayaa Maanta sameeyay Gadood, kaddib markii sheegeen in Mushaaraadkoodii aysan ka helin Maamulka Puntland muddo Siddeed bilood ah.

Gadoodka Ciidamadaan ayaa yimid kaddib markii uu Bur-buray kulan dhex-maray Saakay Saraakiisha Xerada 54-aad iyo Maamulka Lacagta ciidamada Puntland; iyadoo saraakiishu ay sheegeen inaysan gacan ku hayn Mushaarkii ay ka Dalbadeen Maamulka Puntland.

Sidoo kale, Ciidamadan ayaa rasaasta kala duwan cirka u ridayay intii uu socday gadoodka ay sameeyeen Saakay; iyadoo sidoo kale Wararku ay intaas ku darayaa in xerada ay xireen ciidamadan gadoodka sameeyay.

Askarta gadoodka sameeyay maanta ee ku xareysan xerada 54-aad oo duleedka Garoowe ku taalla ayaa waxaa intooda badan lagu soo tababaray waddanka Itoobiya, iyagoo sheegay inaysan Mushaar helin tan iyo markii Xeradan lagu Xareeyay.

Gadoodka Ciidamadaan ayaa imaanaya Maalmo kaddib markii Ciidammo ka Tirsan kuwa Birmadka Puntland ee ka Howlgala Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, kuwaasoo intii uu Xilka hayay Madaxweyne C/weli Gaas Dhibbada loo Taagay ay xireen Bar-kontrool oo ku taalla Boosaaso.

Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Xasan Soo-cadde oo Warbaahintu ay wax ka weydiiyeen Gadoodka ciidamadu sameeyeen ayaa beeniyay inaysan jirin mushaaraad ka maqan ciidamada Puntland.

Dhinaca kale, Ciidankan ayaa Gadoodkoodu kusoo beegmayaa xili Ganacsatada Puntland ay ka Cawdeen lacago Cusub oo Shillin Soomaali ah oo Suuqyada Puntland lasoo galiyay; taasoo Maamulka Puntland uu beeniyay.

Gadoodkan ayaa wuxuu sidoo kale imaanayaa xilli Madaxweynaha Puntland uu ka maqan yahay Garoowe, isagoo ka mid ahaa Mas’uuliyiintii Somalia ee Kismaayo uga Qayb-galay shalay Xafladdii Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland, Sheekh Axmed Madoobe.

Ugu dambeyn, garoodka ciidamadan ay saaka ka sameeyeen Xarunta Puntland ee Garoowe ayaa kusoo beegmaya Xilli bilhii lasoo dhaafay Sidaan oo kale ay u sameeyeen Gadoodyo Askar ka tirsan Puntland oo ka cabanaya Mushaar la’aan.

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
Maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

- See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2015/Sept/wa ... TCCN2.dpuf

Re: Puntland is officially broke Bankrupt

Posted: Mon Sep 14, 2015 1:03 am
by thegoodshepherd
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
Maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
hutu online, ugaandishu

Hawiye and misplaced priorities

:usure:

Re: Puntland is officially broke Bankrupt

Posted: Mon Sep 14, 2015 1:50 am
by GAMES
$20 million annual budget?

:damn:

Hot damn.

Re: Puntland is officially broke Bankrupt

Posted: Mon Sep 14, 2015 6:48 am
by THE_TRUTH1
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
Maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
hutu online, ugaandishu

Hawiye and misplaced priorities

:usure:
Isniin, Bisha Sagaalaad 14, 2015 Wakhtiga Geeska Afrika 14:42
Dhageyso
Daawo
War / Soomaaliya

Ciidamo Gadood ka Sameeyey Garoowe

Image
Qaar ka tirsan ciidanka gadoodka sameeyey ayaa VOA u sheegay in aysan mushaaraad helin in badan labo sano, iyadoo rasaas laga maqlay gudaha xerada taasoo ay ciidanku u ridayey kor.

Korneyl Maxamuud Cali Xirsi Cartan oo sheegtay in uu yahay taliyaha gaarka ah ee ciidanka gadoodka sameeyey ayaa VOA u sheegay in ciidanku uusan helay wax mushaar ah 28 billood, isagoo rasaasta ay ciidanku ridayna ku sheegay in ay ahayd mid ay ku muujinayeen cabashadooda ah in mushaarkooda aan la siinin.

Ma ah markii ugu horreysay oo ciidamo Puntland ka tirsan ay gadood sameeyaan, iyadoo dhowr maalmood ka hor ay ahayd markii magaalada Boosaaso ciidan gadood ka sameeyey oo ka cabanayey mushaar la’aan ay xireen qeybo ka mid ah wadooyinka laga soo galo magaalada Boosaaso.

Hoos ka dhageyso codka mas'uulka sheegtay in uu yahay taliyaha ciidanka gadoodka

Re: Puntland is officially broke Bankrupt

Posted: Mon Sep 14, 2015 7:11 am
by RoobleAlWaliid
hmmmm Abdiweli Gaas is eating all the money away

Somali leaders always putting their belly first.

The only country with fat politicians and a skinny population.

Image

Re: Puntland is officially broke Bankrupt

Posted: Mon Sep 14, 2015 7:43 am
by AbkoowDhiblaawe
hmmmm Abdiweli Gaas is eating all the money away

Somali leaders always putting their belly first.

The only country with fat politicians and a skinny population.

Image
:dead:

Re: Puntland is officially broke Bankrupt

Posted: Mon Sep 14, 2015 8:24 am
by LiquidHYDROGEN
hmmmm Abdiweli Gaas is eating all the money away

Somali leaders always putting their belly first.

The only country with fat politicians and a skinny population.

Image
:dead:

I thought Somaliland's budget was bad, lakiin how does a country of more than a million people only make $20 Million a year. I don't believe it, it's got to be been.

Re: Puntland is officially broke Bankrupt

Posted: Tue Sep 15, 2015 7:22 am
by BigBreak
From the perspective of the rest of Somalia, the problem with Puntland lies in its irreconcilable unacceptable duality: on the one hand claiming to be part of Somalia and yet often acting differently as if it is a separate sovereign entity. Within Somalia, it adopts a negative defensive stand towards Mogadishu. This is partly because Puntland is still haunted by Mogadishu’s role in the destruction of the Somali State and the incalculable damage it left in its wake. It is hence understandably wary or distrustful of fledgling governments in Mogadishu. There is however another explanation: Until the Federal Government came on the stage in 2012, Puntland was the dominant functioning entity in Somalia playing a leading and influential role in the UN’s Roadmap for pulling Somalia from its failed state. There is thus bad blood at times between the Federal Government trying to reassert its constitutional authority and a Puntland reluctant to change with the times.

Puntland’s domineering stand and ultimatums in regard to the Federal Government would have been tolerable if they were meant to ensure that what comes out from Mogadishu is not only inimical to Somalia but also for the common good of Somalia. But what it does often is unfortunately driven by what it sees good for Puntland regardless of its consequences for others. This blinkered “us and them” mindset, often seeing Mogadishu as an adversary if not a foe, is detrimental to the spirit of building a new Somalia.

The other downside aspect of Puntland’s duality is its external relations. By definition, a region or State Member of Somalia cannot have relations with foreign governments. That is the prerogative of the Federal Government. While Puntland professes lip service to the unity of Somalia, this is belied by its actions. In all other ways, it acts as a separate country and more so when it comes to its relations with Ethiopia. How often have we seen, to the chagrin of true self-respecting Somalis, a Puntland leader, (more so the current one, of all people a former Prime Minister of Somalia) paying an “official” visit to Addis Ababa, swaggering on the stage, and doing deals with his hosts as if he was a visiting head of State.

The founding fathers of Somalia, the late President Abdirashid Ali Sharmarke and former Prime Minister Abdirazak Haji Hussein, both hailing from the area, must be turning in their grave at this unpalatable humiliating spectre. This undermining parallel diplomacy pursued by Puntland (and to some extent by Jubaland’s Ahmed Madoobe) makes a mockery of Somalia sovereignty – only there is little for now that a weak and divided Somalia can do much about it.

The people of Puntland have a treacherous place in the history of Somalia- before and after independence. They would need to come back to their historical role. It is good for them and for Somalia.

Re: Puntland is officially broke Bankrupt

Posted: Tue Sep 15, 2015 9:49 am
by TheMightyNomad
hmmmm Abdiweli Gaas is eating all the money away

Somali leaders always putting their belly first.

The only country with fat politicians and a skinny population.

Image
:deadrose: