Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby Vivacious » Thu Oct 15, 2015 8:45 am

Xaqdaro aan ku bixinay miskiinka :lol:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13576
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby AbkoowDhiblaawe » Thu Oct 15, 2015 8:46 am

Xaqdaro aan ku bixinay miskiinka :lol:
Yeah walahi

User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1897
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby BlueBlood » Thu Oct 15, 2015 8:57 am

waryadaheen madaxtooyadii ma masqul abgaal baad ka dhigteen..maxaa waaye isku badal badal kaan aad ka hadleysiin.. :lol: masaajidka ciyaarta ka dhaafa somali oo dhan ma idin daawan karto..filin soconaayo keena lol :troll:

User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby Vivacious » Thu Oct 15, 2015 9:19 am

Waa iska jecelnahay in aan ku soo noqnoqo madaxtooyada hadii ay noo suurta galeyso. Hadii kalena tooka dambe aan sugeynaa lee :lol:

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby THE_TRUTH1 » Thu Oct 15, 2015 9:20 am

4 More Years :som: :up:
Image
Mudane Xasan Sheekh Maxamud Soomaaliya gaarsiiya horumarka ballaaran ee dhanka siyaasadda , dhaqaalaha dalka iyo amniga ee dalka Soomaaliya

nabad, bash-bash iyo barwaaqo

Nabad iyo horumar and bash-bash iyo barwaaqo
Image
Image
Image

Image

User avatar
Cabay
Posts: 66
Joined: Thu Feb 20, 2014 9:01 pm

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby Cabay » Thu Oct 15, 2015 9:29 am

You disappointed us malaaq. Gobolka banaadir aan kuu dhiibnay waxna waad ka keeni weesay. Waceyslana haba sheegin tariikhda ee dhigeen. No body can lead better than Harti eebow. I am vouching for Sheikh Sharif :lol:
Eebow rali ahaw, waceysle is the most neutral abgal.

User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby Vivacious » Thu Oct 15, 2015 9:34 am

You disappointed us malaaq. Gobolka banaadir aan kuu dhiibnay waxna waad ka keeni weesay. Waceyslana haba sheegin tariikhda ee dhigeen. No body can lead better than Harti eebow. I am vouching for Sheikh Sharif :lol:
Eebow rali ahaw, waceysle is the most neutral abgal.
Haye Eebaay :|

User avatar
CaliQase
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2024
Joined: Mon Jan 19, 2015 11:26 am

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby CaliQase » Thu Oct 15, 2015 9:34 am

:hijack: :hijack:
:hijack: :hijack:

User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby Vivacious » Thu Oct 15, 2015 9:36 am

Sorry Cali :lol:

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby THE_TRUTH1 » Thu Oct 15, 2015 9:47 am

You disappointed us malaaq. Gobolka banaadir aan kuu dhiibnay waxna waad ka keeni weesay. Waceyslana haba sheegin tariikhda ee dhigeen. No body can lead better than Harti eebow. I am vouching for Sheikh Sharif :lol:
Image

Politics is NOt for everyone , Much love to Sheikh Sharif , he was lost in the Game

This job Suits him more , Sheikh Sharif oo Charity Cusub Ka noqday Madaxweyn ( Samadoon Foundation)

User avatar
CaliQase
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2024
Joined: Mon Jan 19, 2015 11:26 am

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby CaliQase » Thu Oct 15, 2015 9:55 am

Sorry Cali :lol:
:rose:

Bibaaye6828
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1543
Joined: Thu Aug 27, 2015 6:39 pm

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby Bibaaye6828 » Thu Oct 15, 2015 10:03 am

Waceyslana haba sheegin tariikhda ee dhigeen.
This. :snoop:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby sahal80 » Thu Oct 15, 2015 11:17 am

innukaa leh ma isku heli doonaan madaxweyne qaran iyo labo madax goboleed!

Madaxweyne xassan waa ogyahay sheekadii amnigana waa dhamaatey lol

Kala dooro!

Hadii aan idinkaga waramo siyaasada maanta, waxaa jira axsaab cusub iyo kuwo hore oo labo taxaaluf kala samaystay

Hayeeshee waxaa jirta caqabad xukuumada cumareey keentay ayadoo qaanuunkii axsaabta ee xiligii yuulka baarlamaanka loo gudbiyay ay dib isoo ceshatey si ay u ay u carqaladeyso axsaabta!

Hadaba labadaan kooxood mid waa siyaasiyiin, aqoonyahano iyo iruro iski bahoobay waxaana gudoomiye u ah yuulka, musharaxoodana waa baadiyoow

Taas macnaheedu waxaa weeye inay xikuumada qaybsan doonaan!

Laakiin baadiyoow wuxuu isticmaalay card gubtay oo fashilkii ka mid ahaa sidaana wax kuma heli doono!

Taxaalifka kale waxaa la dhahaa golaha xisbiyafa siyaasadeed, waxaa gudoomiye u ah muxiyadiin yuusif oo ka mid ahaan jiray mirashixiintii puntland

Waxaa ku jira siyaasiyiin qatar ah iyo axsaab islamiyiin xor ah hogaamiyaan sida xisbiga kulan oo uu hogaamiyo yar reer hiiraan ah

Kuwan waxey ka midaysanyihiin siyaasada guud ee dalka laakiin ilaa hada waa kala barnaamij inkastoo ay dhici karto inay hadhoow hal murashax taageeraan

Waxaa jira gurmad oon wali xisbi isku badalin laakiin saaxada ku wayn

Waxaa jira daljir oo taageero ku leh qaybo ka mid ah bulshada

Dj iyo al ictisaam waxey u egyihiin inay taxaaluf galeen waana isaga bixi karaan maadama ay manaafic isku heystaan

Waxaa muhiim ah maamul goboleedyada

Awoodi badanaaba waxey ka imaan SW, GM, H&M, BN

Maamiladaan waa muhiim hadii ay gacanta u wadagalaan xasan waa dhibkeeda..dhamaantood waxay ku jireen shirkii madasha muqdisho...

Abdiwali gaas wixuu noqon doonaa lidka uguweyn ee soo noqoshada xassan....guud ahaan, PL iyo JL isku mi maaha....JL waa maamul dhismo ku socdo oo dependent ah meeshii maslaxadiisa ka arkana aada

Waxaa cabsiwayn ka jirtaa in tazwiir dhaco hadii gudiga doorashada ay pro-govt yihiin

Ugu danbayntii wali kama aynan tanaasulin waqti korarsi, bal baarlamaanka ayaaba gorgortan lagula galayaa!

Hayeeshee ICda ma aqbali doonto laakiin waxaa laga yaabaa inay ayagoo cuksanaya baarlamaanka bilo ki darsadaan ilaa summerka 2017.

Isku soo duboo waxaa jira taxaalufaad xoogan oo axsaab ku dhisan waayo sababta ay dj ugu guuleesteen waxay ahay ayaga oo ahaa dadka kaliya ee ka nidaamsan saaxada...hada yaxaas badan ayaa soo galay meesha!

Sorry for the technical errors some of my keyboard letters r not working like the letter U

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13576
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby AbkoowDhiblaawe » Thu Oct 15, 2015 11:24 am

Sahal and blueblood. Unuka leh kursiga :troll:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: HSM is a candidate for 2016 presidential elections

Postby sahal80 » Thu Oct 15, 2015 11:53 am

Sahal and blueblood. Unuka leh kursiga :troll:
:russ: :dead:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests