Page 1 of 1

saudia arabia calls for a new red sea coalition without egypt!

Posted: Sat Oct 17, 2015 5:17 pm
by sahal80
saudi arabia whos angery at egypt for supporting the russian intervention in syria is inviting the ethiopian PM to send a message to al sisi!
Image

Eritrea is the mother of contradictions! its anti-arab govt has been cooperating with israel since the eritrean independence and by 1995 it granted israel to have an eavesdropping base in dahlak island against saudi arabia, yemen and sudan

Eritrea had no good relations with yemen prior to the arab spring

Eritrea has began to have good relations with iran as a result of the US and the west siding with ethiopia against her...the iranian press channel plays good role for eritrea...theres iranian navy ships in the coastal eritrea under the banner of protecting their oil ships from the prites!

Indeed, their role is to train and army the houths

at the beginning of its war in yemen, saudi arabia has invited afewerki but he seemed like he wants to play the same israeli-iran game with saudi arabia!

This will be good for djibouti bc the evil UAE has been isolating her recently in the gulf countries in favour of eritrea

Image

Over 100 islands, this is where the evil habasha spread from to the horn of africa not bab el mandab as many think wrongly.
Image
https://m.facebook.com/l.php?u=https%3A ... 5EesRg&s=1
http://www.haaretz.com/wwwMobileSite/ne ... A062E167B5
http://alkhaleejonline.net/articles/144 ... %A7%D8%B6/

Re: saudia arabia calls for a new red sea coalition without egypt!

Posted: Sat Oct 17, 2015 11:21 pm
by XalwaAndChai
The only 2 things Eritreans do right is: 1) Be refugees 2) Let westerners walk all over them.

Re: saudia arabia calls for a new red sea coalition without egypt!

Posted: Sun Oct 18, 2015 2:55 am
by CaliQase
Sahal, what about Xassan? Why is he included in this picture? What is our role in this mess?

Re: saudia arabia calls for a new red sea coalition without egypt!

Posted: Sun Oct 18, 2015 6:44 am
by sahal80
Sahal, what about Xassan? Why is he included in this picture? What is our role in this mess?
lol I ignored him for a reason.

Sxb if you had a hope under some unnukaa leh politician forget about it!

hada al shabab xalane ayba ku dhawyihiin waxey qabsadeen gandarsha ciidankiina waa baxsadeen

Aaway lacagtoodii? Ask tuug ina sheekh nuur taliyaha zaadka oo loo dalacsiiyay hada ku xigeenka ciidanka ayadoo UN monitoring group ay horey u sheegeen inuu $20m oo bankiga kala baxay si xatooyo ah in the name of the SNA!!

Ninkaas baa la dalacsiiyay!

Bankiga dhexe waxaa governor u ah nin PL ka soo jeeda laakiin waxaa maamula nin madaxweynaha ku jufo ah oo afrax la dhoho, asagalee idinka bixiya!

Aniga waxaa ogahay nin warqad layid ay ku qorantahay $80, 000 oo asaga inta la wacay yiri haa siiya!!

Sababahaan awgeed reer galbeedka benny kuma siinaayeen saa darteee carabta ayay u wareegeen....carabtana imaaraadkaa na qaabilsan oo lid ku ah turkiga

Sacuudiga waa muhiim oo ciidankeey kaa qaban karaan laakiin hadii aan transparency jirin oo tuugo isku cayb qarinaysa wixii maamulayaan maxeey faaiido leedahay?

Yarkii waardiyaha protocol ka xassan u ahaa ee daba istaagi jiray waala liqay!

Waa waalanaysaa markii aragtid waxyaabaha qaarkood, qofkaste oon jamaacada aheyn markii la liqo maxaa mid jamaacada ah booskiisa ugalaa?

Yarka waxuu ka soo jeeday waqooyiga ceelbuur xassan baana abti dhaw u ahaa...

Ninkaas ka waran meeshii la dajin lahaa villa somalia, habeenkii ayuu xaaskiisa u aadi jiray suuqa xoolaha, huriwaa. Ma dhiman laakiin dibada looma qaadin, turkigaa lagala hadley waxay yiraahdeen hal qof diyaarad kuma qaadi karnee ama ninka ka bixiya qarashka oo meel fiican u dira ama suga ilaa qarax cusub ka dhoco... lixbilood ayuu ku qurunsanaa hospital ka intii qaraxa ka dhacayay!

Waxaan helay warar hoose oo ah in labadii wiil ee lagu qaarijiyay madiina ayagoo guryahooda ka soo baxay oo u socdey shaqadooda ee reer hiiraanka ahaa inay lug ku leedahay wariyaasha la xiray oo xassan lagu xumaynayay maadama uu midka mid ah walaalkiis dhalay! Dadkii baabuurkooda istaajiyay baa lahaayaa ama "al shabab" hadisho ama haloo gu yeero!

http://www.al-jazirahonline.com/news/20 ... 1008/63239
http://mogadishucenter.com/blog/2015/10 ... -1.2374123


Re: saudia arabia calls for a new red sea coalition without egypt!

Posted: Sun Oct 18, 2015 10:40 am
by CaliQase
Thanks Sahal, but what exactly is his (XSM) in this coalition?

Re: saudia arabia calls for a new red sea coalition without egypt!

Posted: Sun Oct 18, 2015 11:53 am
by sahal80
Thanks Sahal, but what exactly is his (XSM) in this coalition?
kkkk see wax kaa yihiin sxb? Saliida aduunka waxay martaa laba wado oo kaliya, mid waa khaliijka can midna waa khalijka cuman. Khalijka cadan wuxuu ka dhexeeyaa djibouti yemen iyo somalia. Midkaan waa kan ugumuhiimsan, waa maree waxaa mara dhamaan saliida wadamada khalliijka ee doomaha yar yar oo maditerraneanka u gudba halka ay doomaha waa wayn ee maraan cape of the good hope, waa marka labaada waxaa mara 80 percent saliida sacuudiga from jidah port Inta kale waxee maraan gulfka oman

Kan kale waa gulfka oman ooy iran wax ka leedahay waliba hormuz strait...waxaa gulfka wax kaleh pakistan oo ay dhaqaaleeyaan maadama amniga ahaan iran ka hayso khaasatan uae halka oman oo khawarij ah-ibadi muslims- ay taxaaluf iran la tahay.

Hadaba waxaa jira dawlado faqiira laakiin stabilitygooda ay muqadas tahay sida djibouti oo ay kabaan waliba waa tii cafarta ay isugu tageen reer galbeed iyo carab markii ay qabsadeen waqooyiga djibouti!

maqnaashaha somalia wadamada khaliijka dhib ayay ku qabaan xaga tahriibka iyo qaraasinada oo $10bn sanadkii ku bixiyaan. Saa darteed iskugu kaala mid na ah carabta iyo madoowga oo ka shaqeeya qalalaasahaada mashruucna kaa dhigtey.

Aniga ma diidani ahamiyada siyaaradan ee waxaan saluigsanahay dadka talada noo haya iyo xamar oo wax isbadel ah samayn karin

Waad garatey?

Jawaabta: maadama somalia ay khaliijka cadan kutaalo, waxey taageeri kartaa sharciyada yemen, sidoo kale djibouti madama xuusiyiinta qabsadeen cadan, eritrea na ay iran wadato... bilcasi iran waxay uvsocotaa socotra island oo 60 percent shia ah! Saas ayey u muhiimtahay somalia..waxaa laguu dhisakaraa ciidan si aad dawrkaaga uga soo baxdid, waxaa lagu siin karaa hub Ileen kaligood markaste ma daalami karaan laakiin waxay ka cabsadaan wadaado waxey rabaan sidii siyaad barre qof carab bes aamin san laakin hada boqorka sacuuda ee cusub taxaaluf sunni ah buu wataa, wuxuu casimay khalid mashcal, al ghanoushi, al bashir, erdogan, wuxuu la midoobay qatar...waxay masar isigu dheceen waa siyaasadiisa ikhwanka xulufada la ah

Anaga safiirkaste way soo celin jireen hada waxayba aqbaleen daahir geele oo salafi ah!

Waxaa wali nagu mashquulsan imaaraadka oo masar isla socdaan, ali saalaxna xiriir la leh, anagana diidan turkiga... saa darteed waxeey taageertaa gobolada si ay influence ugu lahaato dalka maadama xukumada ikhwanka xiriir la leedahay..waxey sugaayaan isbedel ala sheekh ah.

Image

Image
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Strait_of_Hormuz
viewtopic.php?f=250&t=366820

Re: saudia arabia calls for a new red sea coalition without egypt!

Posted: Sun Oct 18, 2015 12:44 pm
by gegiroor
Sahal, forst thanks for giving us insights in this government. By reviewing the picture that you represented, the current Somali leaders have an opportunity to take advantage of this competing interest groups, since both sides have huge cash and can help the Somalis build capable security organs. But the tragedy is if our leaders are incompetent, nothing good will come out of it and they will not seize the opportunity that preseted itself to them.