Moderator: Moderators





Cinqilaab baa dhacay”.Ciidamo fara badan la geeyay Xarunta Baarlamaanka iyo Gurigiisa taas oo uu u arko Cinqilaab laga soo shaqeeyay.
“Waxaan ku gaaray mar haddii halkaas arrintu marayso inaan badbaadiyo sharaftayda maadaama Hoolkii baarlamaanka la igala wareegay oo aan mooshin la ii keenin, Waan iscasilay, hadday xubin tahay iyo Hadday Guddoomiye tahay” ayuu yiri Siciid Xassan Shire.


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: barbarossa, Isseayaanle and 35 guests