The Only thing that will work is 5 tribes thing. How can you get electoral college from Togdheer, Waqooyi Galbeed iyo Awdal.o Ergo doorasho oo ka kooban dalka oo dhan:
o Waxaa la sameynayaa Ergada Doorasha (Electoral College) oo ka kooban dalka oo dhan si ay u doortaan 275 xildhibaan. Nidaamka caynkan oo kale ah wuxuu keeni karaa in la dhiso axsaab siyaasadeed oo heer qaran ah iyada oo la raacayo nidaamka matelaadda u dhiganta ee uu xisbi kasta barlamaanka ku yeesho tiro xildhibaano ah oo u dhiganta codadka uu doorashada ka helo.
Ergo doorasho oo heer dowlad goboleed ah:
Dowlad goboleed kasta oo xubin ka ah Dowladda Federaalka, ha ahaadeen kuwa hadda jira ama kuwa sameysmi doona, waxay sameyn doontaa ergo doorasho oo dooran doona xildhibaanada baarlamaanka oo metelaya dowlad gobeleedkooda.
o Ergo doorasho oo heer degmo ah: Degmo walba oo ka mid ah 92dii degmo ee jirtay sannadkii 1991 ayaa sameynaysa
ergo doorasho oo dooranaysa xildhibaanada baarlamaanka u metelaya degmadooda (tusaale ahaan, degmo walba waxay dooranaysaa 3 Xildhibaan, taas oo wadarta xildhibaanada baarlamaanka ka dhigaysa 276).
o Ergo doorasho oo beel ku saleysan:
Waxaa la sameynayaa ergo doorasho oo beel ku dhisan (tani waxay la mid tahay sidii wax lagu soo xulay sannadkii 2012 oo 135 odey dhaqameed ay soo xuleen xildhibaanada) laakiin tiro intaas ka ballaaran oo beelaha metelaya ayaa soo xulaya xildhibaanada metelaya beelahooda.
The only thing that will work at this time in Somalia is o Ergo doorasho oo beel ku saleysan:. You can't get all this other options without excluding Awdal, Togdheer and Waqooyi Galbeed. With this option, all you do is just bring expertriates from Waqooyi who are currently in Muqdisho studying or doing business and tell them to vote and elect their MPs. This option requires that, you belong to Habar Jeclo does not matter whether you live in UK or Cadaado.