Page 1 of 3

looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Sun Nov 01, 2015 4:06 pm
by sahal80
Markii farah A/q noqdey wasiirka cadaalada wuxuu hiiraan u soo diray odey xeroow ah oo gar gaduudan oo wata warqada wasaarada cadaalada oo ka dhigtey madaxa maxkamada civil ka ah

Aniga waxaan is dhahay dhib maleh waa qasab in qofkaste reerkisa wax u taro

Laakin waxaa bilaabmay in reerow hassan iyo sheekhaal uu abtiyaal u yahay ku fidaan xarumihii dawlada sida kan xeer ilaaliyaha guud

Dadkaan dhinac waa jawaasiis itoobiyaan ah oo dhageysta FM ahmariga!

Akhyaarey qabiileyste ma ihi laakinbmacquul miyaa dad aan hiiraan oyo shabeelada dhexe aan hal tuulo ka dagin inay labo xubin helaan halka dadkii goboladaas dhisay mid xubin heleen?

Taas macnaheedu waxa weeye anagaa villa somalia heesana!

Runtii waa dhab, abgaalka villadab buuxa waa calooshood u shaqaystayaal ka masuul ah laamaha dawlada iyo dhaqaalaha ku baxa oon ku fakirin wax jeebkooda dhaafsan waliba waa reer baadiye waceysle ah oo mid walbe mid soo galiyo, toban tobana madaxweynaha ula safra halka hartida ay ahaayeen dad furfuran oo asxaab Wax kubkeena

Yarkaan facebooka(fuad) waa aw qudub laakiin faarah ayaa abti dhaw u ah...waa dadka waraaqaha carabiga u akhriya madaxweynaha...booskiisa waxaa ku jirijiray yarka muudey ee youtubeka malaysiana wax ku soo bartey...yarkaan wuxuu ahaa yarka kaliya ee abgaal oo caadifad tolka ah leh oo galgal badan sidaas ayaa farah u buriyay!
https://m.facebook.com/fuad.sheikh#!/pr ... 2&refid=17

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 7:57 am
by AbkoowDhiblaawe
kkk sahal is frustrated. Siyaasada iska daa ninyahow dhiigkar yuu kugu dhicin.

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 9:17 am
by sahal80
kkk sahal is frustrated. Siyaasada iska daa ninyahow dhiigkar yuu kugu dhicin.
kkkk I know imam waa ko dhoftey Beryahan!

Sxbow aniga somalia waxaan ka tagay anoo 13 jira marka maba filaneeynin in qabyaalada ee kooxahan ko ween tahay. Mar aan saka la hadlay mid looma oo yaankaan ah wixoo ba ilaayahay farah baa madaxweynaha noqonaya kkkk

Cajiib!

Madama aan isko qasbanahay inaan heshiinee aheed as hawadle iyo abgaal hada waa kaas abkeey ethiopian baa meeshii qabsadey

Niyow waxee ka faaideesteen kulan cabdi fatah nairobi ko la yeeshtey afeey iyo gaas oo waliba garowe ko casumay, xasan xoolo wixii ay ko shubeen boo rumaystey maadama gaas oo lid ku yahay soo noqoshadiisa. Waxeey dhaheen anaga noo daa meesha goodaxna waxay ku wareejiyeen dhaqaalaha maamulka si ay nabad oga heleen

Calaa kolin xooolo waa soo noqdey wana la socdaa xaalada.. liiskaas ma shaqeeynaayo waxaa lago soo darI jajeele iyo jareer iyo hawadle kale.

Yakaan booskiisa canug waxaa qaatey looma ooyaan kaan ah hada waa mucaarad

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 9:24 am
by DR-YALAXOOW
Sahal i dont think shiiqaals are more lama ooyaan than Dir... Shiiqaal was part of beelaha hubeysan during civil war cuz they had famous isbaaro in jilib called aakhiro moog. While Dir in gobolada dhexe had 0 isbaaro and 0 maleeshiyo hubeysan.

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 9:28 am
by AbkoowDhiblaawe
lol sahal ninyaho let me tell u one thing waxba ha is wareerin. Siyaasada somalia is focked. wax la fahmi karo maba aha. It's all qabyaalad and cut throat politics. so iska istareex baashal ninyahow siyaasadan dhan iska dhaaf.

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 9:29 am
by GIJaamac
Image

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 9:38 am
by Halmog
Sahal i dont think shiiqaals are more lama ooyaan than Dir... Shiiqaal was part of beelaha hubeysan during civil war cuz they had famous isbaaro in jilib called aakhiro moog. While Dir in gobolada dhexe had 0 isbaaro and 0 maleeshiyo hubeysan.
Isbaro Iyo maleeshiyo beleed wax lagu fano miya? :damn: :snoop:

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 9:46 am
by zumaale
Sahal i dont think shiiqaals are more lama ooyaan than Dir... Shiiqaal was part of beelaha hubeysan during civil war cuz they had famous isbaaro in jilib called aakhiro moog. While Dir in gobolada dhexe had 0 isbaaro and 0 maleeshiyo hubeysan.
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Re: Which clan is strongest battle?
PostSun Aug 22, 2010 9:14 pm

I FORGET one most bloodiest wars happened in XEERAAAALE gobolada dhexe between MAREEXAAN VS SURRE(dir) which resulted clear victory of SURRE. mareexaans were butchered, and mareexaan could not except the defeat, they attacked many timed xeeraale and each time they lost. xaqiqdiii more than 1000 marexaaans lost their lives in xeeraaale.
this shows you unknown qabiiil like surre can kick asses of like one of hiped qabiils like mareexaan masaakiin :lol: :lol: :lol:
Last edited by DR-YALAXOOW on Sun Aug 22, 2010 9:19 pm, edited 1 time in
Top
User avatarDR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Re: Sarur iyo Sacad oo isku baabiyey Harardhere Mudug
PostSat Aug 08, 2009 7:28 am

dagaalkii mari-xaarr vs dir ee xeeraaale si fiican ayaaa loogu karbaashey marixaarr.
gobolada dhexe dir siiba jufadda l yiraaado qubeys waa qabiilka kaliya ee dagaal waliba ay galaan si fiican u karbaasha. waxay karbaasheen sacad. MAR-IXAAAR- saleeybaan . dagaal waliba ay galaan iyagaa guuleeysta.
DIR :up: :up:
I know Sheekhal are your Reer Apti but there is no need to change your tune to Big them up and slander Surre. In Hiiraan Sheekhal Loobage are unarmed and few in number so spare us the BS.

We might not be Mooryans that had Isbaro but when it comes to war, history does not lie. Saleeban Cabdalla-Sacad, Qubeys-Saleeban, Faqi Maxamed-Mareexan are just three examples.

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 10:12 am
by sahal80
Sahal i dont think shiiqaals are more lama ooyaan than Dir... Shiiqaal was part of beelaha hubeysan during civil war cuz they had famous isbaaro in jilib called aakhiro moog. While Dir in gobolada dhexe had 0 isbaaro and 0 maleeshiyo hubeysan.
kkk@isbaaro. Datoore, i know gacmo dheere iyo aakhiro moog backed by the USC-SNA iyo jimciyat islax al khayriya lakin soon cayr took over HG they lost their positions for mx...so waa ko kab! Anyways thats the only sheekhal dominated district in somalia...they were also stronger in kililka due to the islah fundings..but we r talking about their important role in villa somalia....they r using the state strument against the big clans.....fk you laangaab!

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 10:27 am
by DR-YALAXOOW
Sahal clan warfare dir vs mareexaan dont mean dir is part of so called beelaha hubeysan. Clanwarfare qabiil aa ka qayb qaadan ma jiro. Shiqaal defeated ogadens in kilil 5 . Marka sxb if shiqaal villa somalia ay mamushaan waa hiraab ... . sida aan aaminahay sheqaaals are probably more famous than dirta gobolada dhexe my caucatian dir friend.l

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 10:34 am
by BlueBlood
sahal i saw makane pple lamenting that they didnt get a fair share from expected maamul marka fadlan dadka xaqooda ha la siiyo waa maskiin ee

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 10:50 am
by zumaale
Sahal clan warfare dir vs mareexaan dont mean dir is part of so called beelaha hubeysan. Clanwarfare qabiil aa ka qayb qaadan ma jiro. Shiqaal defeated ogadens in kilil 5 . Marka sxb if shiqaal villa somalia ay mamushaan waa hiraab ... . sida aan aaminahay sheqaaals are probably more famous than dirta gobolada dhexe my caucatian dir friend.l
Are you dumb? Sahal is Xawaadle's not Surre Dir. If you want to defend your Reer Apti that is fine but we ain't got nothing to do with the politics that Sahal has is being critical of.

Clan warfare cannot take place unless you are armed. Your Reer Apti have no militia in Hiiraan. Bar ama baro.

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 10:55 am
by BlueBlood
Shiqaal defeated ogadens

:ufdup:

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 11:58 am
by sahal80
Sahal clan warfare dir vs mareexaan dont mean dir is part of so called beelaha hubeysan. Clanwarfare qabiil aa ka qayb qaadan ma jiro. Shiqaal defeated ogadens in kilil 5 . Marka sxb if shiqaal villa somalia ay mamushaan waa hiraab ... . sida aan aaminahay sheqaaals are probably more famous than dirta gobolada dhexe my caucatian dir friend.l
Your wax mooge wallahi. farah sh when meeting the diaspora from the other clans hes like two faced.. I heard of some meetings with them during the formation of jl where he was projecting himself as a non hwy whom they can reach with him a deal!

Wallahi billahi tallahi.... I dont lie.

Re: looma ooyankaan waa ka soo dareen wallahi

Posted: Mon Nov 02, 2015 12:39 pm
by Osob101
Farax Abdulqadir is one serious politician, imagine making your entire clan a .5 just to gain a seat and ministry position when in reality their abtiris leads to Sheikhal. Only a person who is truly committed could do such a thing hahahh