gaas aya gaalkacyo u yimid in uu barnaamijkan ka hortago kadib markii ay soo dhawaatay beelaha in ay doonayan in galmudug ay ku biiraan kadib markii gobalka mudug oo idil uu hoos tagi doono dowlada galmudug waxaana gaas uu isugu yeeray odayaal ka mid ah oyaasha barnaamijkan waday isaga oo u hanjabaya aya waxa uu yiri_
”’ hadad moodaysan in meeshan ay galmudug imaan karto ha ku fakarina in ay imaato glmudug anaga aya difaacayna oo dagaal dhiig kasta ha u daatee samenayna in beelaha wada kacdoonka aysan galmudug ugu biirin taas ogaada cid aan uga hotagayno ma lahan beel aan ku tix galinayno mahan beeshhii soo raacdana cagta ayan marinayna oo waan la dagaalamaynaa”’