From Shaydaan Qaybdiid who held them hostage because they wanted peace. The lunatic also captured 5 Sacad businessmen because they agreed with the Nabadoon.
Habaar Gaajo on Habaar Gaajo violence must end. Luckily for them, Puntland is a benevolent state, we will save you, feed you and liberate you from yourselves.
"Nabadoonka Beesha Reer Hiloowle ee Sacad Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo maalmihii ugu dambeeyay shaki la galiyay inuu dilay Dagaal-Ooge Qeybdiid oo muddo 4-Maalmood ka hor afduubtay,ayaa caawa nolol ku soo furteen Ciidamadda Puntland.
Nabadoonka iyo 5-Ganacsadde oo afduubka lagu heystay muddo 4-Maalmood ahaa nabad-qabba bad-badiyeen Ciidamadda puntland,iyadoo Ehelka Nabadoonak iyo 5-ta Ganacsade u Mahad-.celiyeen Ciidamadda Puntland"



