It has been a disastrous few days for Puntland. Galkacyo burnt, which meant many of their civilian population fled, huge loss of property, millitarily have been exposed and just when you thought it couldn't get worse, Gaas was threatened by Ethiopia and the international community that he will be charged with war crimes if he doesn't pen down peace agreement with Galmudug.
This means that he now, has to acknowledge, forcefully, Galmudug as a federal administration. Not only that but he now has to accept both Puntland and Galmudug will share the resources of the port.
Read what their media wrote today.
Labo Dhaawac Oo Puntland soo gaaraya.
1:- Haddii Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas oo la kulmo oo heshiiska afarta qodob ka kooban ee dowladda federaalku u soo jeedisay Puntland iyo Galmudug la saxiixo hogaamiyaha Maamulka Cadaado C/kariin Xuseen guuleed, waxaa Puntland soo gaaraya dhaawac baaxad leh oo ku aaddan inuu burburay mowqifkii dowladda Puntland ee ahaa inaysan aqoonsanayn wax Galmudug la dhaho oo sharci ku dhisan ama jirta.
2:- Haddii Madaxweyne C/weli Gaas uu heshiiskaas la saxiixo C/kariin Guuleed, heshiiskuna uu ka dhaco Garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ee Kornayl C/laahi Yuusuf International Airport, waxaa meesha ka baxaysa lahaanshaha Airport-ka ee dowladda Puntland,waxaana Puntland soo gaaraya dhaawac ah in garoonkii ay mudada dheer u soo dagaallamaysay ay muuqato inuu yahay mid loo simanyahay dhinac walba sida, dhaqaalaha laga helo iyo Maamulkiisa.
http://puntlandone.com/war-deg-deg-ah-b ... -galmudug/





defeated?
