Galmudug: 89 dead over 300 wounded.
Puntland: 25 dead 60 wounded.

Galmudug said!!!

Madaxweynaha dowladda Puntland oo saaka booqday xaafada Baraxley
(Pi Gaalkacyo) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar kamid ah gollihiisa xukuumada ayaa marki iugu horeysay saakay booqday xaafada Baraxley,waxaaana booqashadiisa ku wehliyay raysal wasaaraha iyo madaxwyenaha Jubbaland.
Booqashadaan ayaa muhiimadeedu ahayd in la xaqiiijiyo nabad galyada iyo in la muujiyo wada hadaladu inay meel fiican marayaan, waxaana madaxdu kulan quraac ah ku yeesheen hotel Five Star.
Booqashada kadib madaxweyaha dowladda Puntland iyo madaxda kale ee Soomaalida oo uu ku jiro madaxweynaha maamulka Cadaado ee Galmudug ayaa usoo dhaqaaqay dhinaca bartamaha Gaalkacyo si loosii ambaqaado wada hadalada nabada ee Gaalkacyo.
Sawiradda madaxweynaha ee Xaafada Baraxley.


















