Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

P*****F dhagajuun!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21044
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

P*****F dhagajuun!

Postby sahal80 » Tue Dec 15, 2015 9:02 am

Habar Qa$ son is in beledweyne with the security minister talking of "nabadayn"
http://www.allxiiso.com/2015/12/14/xog- ... uu-qaaday/

Right now this is taking place in dhuusomareeb
http://shabellenews.com/?p=20355
http://muqdishotv.com/?p=11812

Indho adagaa, waa mid ka mid ah kuwii shaley barakiciyay 40,000 people!

Xishoodka ala kaa qaad!

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: P*****F dhagajuun!

Postby AbdiWahab252 » Tue Dec 15, 2015 10:16 am

WA nin gob. Wuxu qaday talaabo wanagsan. Meeye mooryaanki governorto ku sheegi? Kursiga Sacad la siiye wax sabab uu ah inan nahay dadka jeceel hormarka iyo midnimada beelaha Hawiye oo dega Hiiraan.

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13576
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: P*****F dhagajuun!

Postby AbkoowDhiblaawe » Tue Dec 15, 2015 10:19 am

WA nin gob. Wuxu qaday talaabo wanagsan. Meeye mooryaanki governorto ku sheegi? Kursiga Sacad la siiye wax sabab uu ah inan nahay dadka jeceel hormarka iyo midnimada beelaha Hawiye oo dega Hiiraan.
Waa runtaa sxb. Arin aad iyo aad muhiim ah weeye

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21044
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: P*****F dhagajuun!

Postby sahal80 » Tue Dec 15, 2015 10:32 am

f-king haters. Beledweyne waxay u qaybsantahay bari iyo galbeed kulahaa. Xaafadaan hawlwadaag bay ku dhagabtahay, markii businesskoodii iska xireen intay soo galeen oo waxwalbe ka iibsanayeen! Waa xaafada hawadlaha ee ugu reer baadiyaysan Maadama ay galbeedka ku taal!.. mapka ka fiiri buundoweyn iyo hawlwadaag oo isku dhinac ah.

Jacfar kukay in garoonka ciyaalka xaafada buundoweyn
Image

Image
Buundoweyn
Image

http://baledweyne.com/daawo-sawirada-xa ... dareemayo/

Image

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: P*****F dhagajuun!

Postby AbdiWahab252 » Tue Dec 15, 2015 12:25 pm

Sahal... haters for wanting peace in the city of Beletweyne?

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21044
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: P*****F dhagajuun!

Postby sahal80 » Tue Dec 15, 2015 1:33 pm

Sahal... haters for wanting peace in the city of Beletweyne?
AW, you act like typical ungrateful unpredictable greedy HG. When will HG ever change? Farax goleey: damac HG hawiye xukun ku waa, dabaalnimo abgaal hawiye xukun kuwaa, munaafaqnimo murursade hawiye xukun kuwaa!!

Goormuu dhahay? Murursade oo al shabaab ku gabanaya dawlad hiraabna aan la tusi karin, abgaal oo wali la iska listo! HG oo wali waali ku jirta!!

Aniga ilaahay baa wax na iigu kiin daray isku nafsiyaat xataa ma nihin...sh ali jimcaale markii hore banaadriguu la qaraaban jiray wadani buu ku bilaabay laakiin markuu arkey sida talyaaniga loogu qaraabanayo wuxuu yiri bal aan beledweyne wax ka abaabulno, cabdullahi ciisana kursi buu ka siiyay asagoo hobyo u socda ayuu yiri joog anaa kursi ku siin halkaas ayuu trusteeship kii ka soo galey sh alina waa ku biiray..adan cadana baarlankuu qabsadey...xisbigaan waaa SYL oo branch gii hiiraan sameeyeen not SYCgii banaadiriga
https://www.google.co.uk/url?sa=t&sourc ... zArzeBbKsQ

Kursi saas ayaa lagu helaa ee waali laguma helo

Cabdullahi ciise wuxuu ahaa nin reer beero leey ah oo afgooye ku dhashtey oo abaal badan waana tan uu sh ali garabtaagnaa oo musharixiisa ka dhigtey doorashadii 61

2016 ayaa la galooyaa walina qas ayaad wadaan meeshii aad cooperation ku fakiri laheedeen

Intaas ka bacdi .. hiiraan is great...cabdi fataax ugaaskaa diray not garguurte waana ku faraxsanahay in amarkii ugaaska la fuliyay...waxaan maalin intuusan bixin ka hor sheegay in dabageed ay odayaashu magacaabi lahaayeen hadii uusan bixin oon xamar diyaarad looga soo dirin 24 hours

Shalay coup cali madaxwayne ayaa lamagalaay ka dhacay oo waxaa soo galay dabageed oo rabay inuu karbaasho mooryaanta hawlwadaag...markey magiciisa maqleen odayaashoodii baa isku yimid oo heshiis gaarey!

cabdirizaaq meesha wuxuu u yimid dabageed dartiis...magaalada dhuusomareeb bay ku socotaa laakiin anaga waa midaysanahay


Waa kan dabageed oo wafdiga qaabilay halkii deputies kii iyo kusimaha qaabili lahaa!
http://hiiraanweyn.net/2015/12/daawo-sa ... aledweyne/

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: P*****F dhagajuun!

Postby DR-YALAXOOW » Tue Dec 15, 2015 3:39 pm

sahal.. yaa ku dagaalamaya baladweyne?? qabiiladee ???

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: P*****F dhagajuun!

Postby AbdiWahab252 » Tue Dec 15, 2015 10:05 pm

ABdikarim Guled:

“Aniga waxaa ahay reer Beledweyn iyo reer hiiraan, magaaladan xudunteeda ku duugan tahay, ka sokow inaan ahay Madaxweynaha Galmudug, dhinaca kalena waxaa ahay Madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, inta aan maamul goboleedka looga dhisayo, mar hadaan deegaankan ka soo jeedo iyo mar inaan ahay Madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ahay inta Madaxweyne ka dooranayaan ayaa isoo dhaqaajisay”ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug oo hadalkaas si kaftan ku jira u yiri.

“Beledweyn waligeed waxay aheyd caasimadii Gobolada Dhexe, wayna ahaan doontaa, waxaa u imid xabada in la joojiyo shuruud la’aan waxaa u imid dadka walaalaha ee dhibka dhex maray ee is dilaya, inaan gacanta qabano oo aan joojin, xabada in la joojiyo cid aan ka baryeyna ma jirto, xoog ayaa ku joojineynaa, wada hadal ku joojinaa, walaalnimo ku joojineynaa meeshey nala tagtaa ku joojineynaa”ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.

smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Re: P*****F dhagajuun!

Postby smooth » Tue Dec 15, 2015 10:17 pm

Sahal

Was your problem with Guleed? The guy was so peace loving when those dhabacyo broke the cease fire that he ordered galmudug troops (sacad) not to fire heavy weapons back for up 2 hours angering everyone, yes we know what's happening in dhuusomareeb and there all talks ongoing, if it wasn't for Ethiopian interference or HSM they would beg to be at the table, but what's the fuss with Guled wanting peace between the warring fractions in hiiraan ? last time I checked hawadle is not even fighting ? you had everyone else mediating galmudug bintland conflict.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21044
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: P*****F dhagajuun!

Postby sahal80 » Tue Dec 15, 2015 11:11 pm

sahal.. yaa ku dagaalamaya baladweyne?? qabiiladee ???
ahlan wa sahlan ditoore....mudulood atleast waa dad dariswanaag ah oo jecel inay gurigaaga kaaga danbeeyaan

imamna, si fiican baan hiiraan kuu bari

hiiraan waxaa dega dhul ahaan(maaaha reero ahaan laga helo hal tuulo iyo labo oo meesha lagu soo dhaweeyay 1940skii culimo ahaan) hawadle, gugundhabe iyo makane....dadka badanaaba wacay aaminsan yihiin fikrad qalad ah sida in wabiga kala qaybiyo hawadlaha iyo gugundhabaha....dhabtii waxaa xuduud u ah makanaha oo dega jiinka wabiga....yacni waxaa jira deegaamo iyo xaafado hawadle oo galbeedka wabiga dhaca laakiin ay makane u dhexeeyaan ayaga iyo gugundhabsha!

Masalan mapkaan waa deegaamada hoostaga beledweyne....meesha farta beledweyne ku qorantahay waa hawlwadaag dhinaca gaaljecel...anaga waxaan joognaa buundoweyn oo xigta dhinaca shabeelow, gambarlaawe waxaan makanaha la degnaa ilaa adileey luuqjeelow....banaanka luuqjelow oo dhinaca farta beledweyne xiga waa gaaljecelka.

dhinaca jijeelaha ee hawlwadaag hoostaga waa banaanka siigalow ooy jareertu degaan isku dhacooduna ka dhaco...anaga waxaan joognaa dharkeynta

Maadama gaaljecelka iyo jijeelaha typical reer miyi yihiin wabiga ma degin dhinacooda...marka makanaha waxay noo yihiin buffer zone aan ku ilaashano beeraheena iyo degenaashaha magaalada kusimaha gudoomiyahana waa ayaga!
https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=56D63C9E

Gugundhabaha wabiga dega waa baadicadaha oo reer magaal kooda ah laakiin labo boqol oo sano ka hor baan liqney...buuloburde waa galbeedka wabiga! Marka ayaga iyo gaaljecelka oo jooga buq aqable anagaa u dhaxeyna!

Waxay gaaljecelka ku kulmaan gudaha m shabelle sida buurwayn, shaaw iyo fiidow oon anagu u badanahay

Ok, baadicade deegaan gooni ah hiiran kuma laha, labadaan soo hartey (jijeele iyo gaaljecel) baa waxay isku haystaan miyiga galbeedka...jijeele waxay degaan xadka itoobiya, hiiraan iyo bakool u dhaxeeya...caasimadooda waa qurac joome oo bakool ku taal! Saa darteed waxay kaalmo ka hekaan liyu policeka iyo ethiopia si ay xadka al shabab uga ilaaliyaan

Al shabaab waxey taageertaa gaaljecel!

Waxaa u yaalan khad cagaaran oo hadii geelooda soo dhaafo degaalka ka dhacaayo

2005 kii waxaa galbeedka ka dhacay dagaal lagu hoobtey oo hawlwadaag ku fiday...waxay iska dileen 70 qof...400 oo ciidan cali madaxweyne ah iyo 50 makane ah oo uu hogaaminayay gen mukhtar (current deputyga somali pilice) ayaa istaajiyay.

Ninkaan xiligii dhirka IGAD ee xamar baa madaxweyne xassan ku kalifay ilaalinta shirka waana ku guuleystey shirkii ugu horeeyay oo caalami ah oo gudaha xamar lagu qabto...wuxuu u dalacsiiyay taliyaha policeka banadir hadana waa ku xigeenka policeka soomaaliya

Hada maadama gaaljecelkii al shabaab geelii ka dhamasay(zako) maamulkii bay ficliyan ku soo biireen...xoogaa waxaa jira mashaakil u dhaxeeya djibouti iyo ethiopia laakiin magaalada including howlwadaag ethiopia looma ogala..marka itoobiyaankii waxay ku fideen dhinaca gaaljecelka waayo walawaynta aad maqlaysid iyo leego waa gaaljecel...wixii ka biloowda bili doogle waa garre...labadaan waa cadaw al shabaab midaysay..ethopia hada waxay soo gashey leego ilaa qoryooleey marka gaaljecelka waa u muhiim hada!

Anaga hadii ay al shabaab ka soo hareen waxba nagama galin ethiopia waayo baladweyne, buuloburde iyo jalalqsi
Shuqul kuma laha
http://www.ruunkinet.com/new_3425.htm
Siraaca jijeelaha iyo gaaljecelka gaar

https://m.facebook.com/l.php?u=https%3A ... uW5DQQ&s=1

Odeygaan gaaljecel wuxuu ku leeyahay al shabaab jijeele idinku cabsiisaa!
http://youtu.be/8kDCCf__-7Q

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21044
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: P*****F dhagajuun!

Postby sahal80 » Wed Dec 16, 2015 12:38 am

Sahal

Was your problem with Guleed? The guy was so peace loving when those dhabacyo broke the cease fire that he ordered galmudug troops (sacad) not to fire heavy weapons back for up 2 hours angering everyone, yes we know what's happening in dhuusomareeb and there all talks ongoing, if it wasn't for Ethiopian interference or HSM they would beg to be at the table, but what's the fuss with Guled wanting peace between the warring fractions in hiiraan ? last time I checked hawadle is not even fighting ? you had everyone else mediating galmudug bintland conflict.
ahaha theres your problem! Leave hiiraan alone! simple as that! Fix your internal HG conflict! Theres no conflict in hiiraan as we always had one admin...we have problem of imposing sharciga in one xaafad.....investigations r going on bc theres one gaaljecel official who may have pressured on jijeele...perhaps orders from outside to destabilize the town and prevent from reaching reconciliation and state formation conference bc whenever he arrives beledweyne a war starts in this xaafad

Can you believe that the guy who killed the UN worker had tickets at the same day to xamar....plane arrives twice per week so how come it was the same day? The guy has disappeared...he was one of the govorners staff...governor says he wasnt behind it...perhaps to isolate him as he was strong in his clan and had relations with IGAD....investigations were stopped by prez hassan??

Weird things r happening in beledweyne these days.

Warniyahow hawadle makuwa la soomaliyeeyey baa? B wuxuu ugu dhawaaqaya sidii P....waa lahjada cali madaxweyne....S waxey ugu dhawaaqaan Th sida ithii oo ka dhigan isii( give me) N sidii L sida balooni (banooni/football) ....raxanwaynkaa xarfahaan qaba!
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0203991913

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21044
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: P*****F dhagajuun!

Postby sahal80 » Wed Dec 16, 2015 6:19 am

AW and Co

Saas ahlusunna umaad ukala tuurtaan intaad hiiraan afka ku soo taageysaan?

Cali madaxweyne baa labadoodiiba baadiyaha u raacdeeyay...gaaljecel waxaa looga soo harey burjada caynte 17km out of the town! Jijeelana xuduuda bakool!.

f-king mooryaan gaaljecel baa dariishadaha ka toogteen sarkaal qaali ah oo ciidanka hogaaminaayey

Waa nasiib badan yihiin ileen dawlad ku sheegaa ka soo gaartey dabageed ee ma ahana waa la xasuuqi lahaa

Looyimid kkk he wanna say nooyimid

Ninkaan muxuu laangaab karbaashey meelo badan...inta waa gudoomiye baadicade ah oo is waal waaley...laba daqiiqo baa lagu kala tuuray

http://cagaare.blogspot.co.uk/2006/03/m ... a.html?m=1

Image

http://hiiraanxog.net/2015/12/16/dhagey ... aladweyne/

Aniga hada waxaan ka mid noqdey qurbo joogta maamulka

Sirtaan idin siin jiray fiiriya lamid ma ihi ciyaalkiina aan maamuladooda la socon

Dabageed iyo in diyaarad loo soo diro abdiatah....usbuuc hawada waa xirneed idiinma dheegin! Xataa gudoomiyaha beledweyne dib ayuu u dhacay waxaa lagu dhahay adeer wax maamul ah ma jiro ee xamartaada iska joog..mmarkuu yimid dagaalkaana dhacay! Balaayo maxay soo direen!
http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 6&start=30

smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Re: P*****F dhagajuun!

Postby smooth » Wed Dec 16, 2015 11:19 am

Sahal

sxb is daji, as much as I like Guled to focus on Galmudug, you can't disparage someone that's trying to mediate armed conflict, there is no armed conflict with Ahlu Shia atm, much of these fitnah's is engineered by HSM, everyone was mediating conflict with bintland, didn't see anyone being disparaged, even that bufoon Ahmed Madoobe who came due to daroodism and support for warmonger was welcomed well, it's a noble thing to do although I would have advised him not to due to history but your reactions are over the top sxb.

If you can proof guled is stirring probems, show it, I'll be the first to denounce him

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: P*****F dhagajuun!

Postby AbdiWahab252 » Wed Dec 16, 2015 6:18 pm

Sahal... we will support the brotherly clans of Hiiraan. If you as a Xawadle enjoy seeing other clans fight that is your business but HG will intervene

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13777
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: P*****F dhagajuun!

Postby DR-YALAXOOW » Fri Dec 18, 2015 2:41 pm

jeejeele vs xawaadle miyaa dagaalka ?? ama waa gaaljecel and jejeele vs xawaadle?? sidoo kale dadkan ma waalan yihiin its 2015. wali dagaal qabiileed lagama weynaan miyaa .?? waaba yaabanahee !!!


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 43 guests