Page 1 of 2
another gobolada dhexe in the making!
Posted: Tue Dec 22, 2015 1:36 pm
by sahal80
Akhyaarey sida ii cad la waraabsade culusow wuxuu irida ka bixi doonaa dalka oo aad u kala qaybsan, dhaadhaankaan meeshii uu ka garan lahaa inuusam dawlad ka dhisi karin la, aanta deegaanka uu ku abtirsado ee xamar iyo jowhar iyo deegaankii uu ku dhashtey ee hiiraan, wuxuu daba fariistey kuwii dawladiidka ahaa oo og hadii ay dawlad soo noqoto meesha ay ku danbaynayaan iyo looma ooyaanka itoobiya jawaasiista u ah.
Waxuu beledweyne la yimid jaasuus farah abdulqadir si uu ugala hadlo saraakiisha itoobiyawnka ee ka tirsan amisom
Culusoow wuxuu rabaa inuu badalo taliyaha djibouti si uu uga horkeeno hiilwalaal bulshada hiiraan
Dhaqdhaqaaqa culusoow wuxuu yimid kadib inqilaabkii dabageed uu kula waregay maamulka gobolka iyo ciidamada
Culosoow oo cabsi ka muuqato ayaa markii ugu horeysay beledweyne la yimid ciidamo gaar ah oo durba dil magaalada ka gaystey
Wallahi inaadan ka talin karin hiiraan
http://baledweyne.com/akhriso-goaanka-b ... an-sheekh/
http://caasimadda.com/xog-xassan-sheekh ... e-hiiraan/
http://somaliwayn.org/?p=13623
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Tue Dec 22, 2015 3:10 pm
by Django
Dont worry any Xawadle that doesnt get a position he can come to Kismaayo.Axmed Madhoobe has vacancies to be filled.Xawadle will get 2 mps and a minister in JL.But I dont know about Xawadle influence in Konfur Galbeed.Ask Godax to speak to Sharif Sakiin.
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Tue Dec 22, 2015 3:54 pm
by cheifaqilbari
Culusow said farax Cabdulqadir is the new madaxweyne for labada gpbol ee Hiraanshabeel so sahal madaxeeyhnagaa cusub tageer oo happy ku noqo an kugu aragno
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Tue Dec 22, 2015 4:29 pm
by sahal80
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Tue Dec 22, 2015 6:51 pm
by THE_TRUTH1
sahal isku Xishood
Beledweyn is Not safe - monthly battles between different militias NO tribe is comfortable ( Xawdle vs Dir ( Galjceel vs Jeejel ) + Alshabaab
Compare to Jowhar which is 100 % safe and stable
Geedi in Jowhar Today Donating to Jowhar Hospital
P.s
Stop inserting Ethiopians in every topic waa isku buuqda
DONE DEAL

Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 10:47 am
by TheblueNwhite
Let him cry like a sick baby. Just laugh at him and watch him eat his own feces.
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 11:21 am
by sahal80
Bacaac
Culusoows and hiraabs r the biggest losers for blindly taking orders from their minority masters!
Hawadle will never lose shy t as they got the leader of the opposition godah
Self apointed dabageed
All the Ethiopian minorities asking us r seats.....jowhar will be given few seats to avoid the likes of geedi....most votes will come from hiiraans so that they can get political supporters and bases who will vote for their candidate
Seems hawadles will deal with culusoows master at the end and accept his presence in hiiraan
HG may get two seats but let us see what culusoows will gain from this
Get ready for your prez goodah or abdirizaaq after the reshuffle!
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 11:55 am
by Osob101
Sahal
Don't let anger get to u LOL.
Tell me how is Hiraab going to loose when just Mudlood itself will walk away with minimum 15 seats and if u add Hirraab that's 16 seats.
At the end of the day Xasan Sheikh was your man and you raised him and his own Abgaal subclan Warculus is an opposition on him.
Don't worry 2016 is not that far
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 12:28 pm

let him go to hell! Hiraab danbe iskoma korin doono!
Fcving abeeso!
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 1:12 pm
by THE_TRUTH1
SAHAl failed wishing for disagreement and clash like Galmudug vs Ahlu suuna sham on you Mooryaan Shame on you Laangaab
Kulan dhax-maray Madaxweynaha iyo odayaasha Gobolka Hiiraan oo is Af-garad ku Dhammaaday
0 0 Google +0 0
Arbaco, December 23, 2015 (HOL) — Kaddib shirar is-daba-joog ah oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay degmada Beledweyne uga socday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa ugu dambeyntii leysku afgartay in shirka dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ka furmo maaalada Jowhar.
Kulamada oo intooda badan ahaa kuwo adag oo leysku weydaarsaday aragtiyo kala duwan ayaa kii ugu dambeeyay oo duhurnimadii maanta ku dhaxmaray madaxweynaha iyo wax-garadka magaalada Baladweyne waxaa lagu guuleystay in la isku waafaqo Wareegtadii ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Somalia ee aheyd shirka dhismaha maamulka labada gobol lagu qabto magaalada Jowhar.

Wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo saxaafadda kula hadlay xarunta maamulka gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in madaxweynaha iyo odayasha dhaqanka gobolka Hiiraan isku af-garteen in la dadajiyo dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan oo dhinaciisa la hadlay Warbaahinta ayaa kula dar-daarmay bulshada ku nool gobolka Hiiraan inay ka shaqeeyaan siduu hadalka u dhigay midnimada iyo wadajirka, lana wadda ilaaliyo ammniga guud ee magaalada Beledweyne.
Madaxweynaha Somalia iyo wafdigii uu horkacayay ayaa galabta ka anbabaxay magaalada Beledweyne, iyaga oo dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Beledweyne, Soomaaliya
- See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2015/Dec/war ... 0nqm8.dpuf
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 1:26 pm
by THE_TRUTH1
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 1:35 pm
by GeoSeven
Team Hassan Sheikh
The process for Hiiraan and M Shabelle proved more absorbing than imagined.
Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 1:51 pm
by original dervish
I've never seen so many folk tormenting one man.

Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 2:31 pm
by Vivacious
Sahal
Don't let anger get to u LOL.
Tell me how is Hiraab going to loose when just Mudlood itself will walk away with minimum 15 seats and if u add Hirraab that's 16 seats.
At the end of the day Xasan Sheikh was your man and you raised him and his own Abgaal subclan Warculus is an opposition on him.
Don't worry 2016 is not that far
let him go to hell! Hiraab danbe iskoma korin doono!
Fcving abeeso!

Re: another gobolada dhexe in the making!
Posted: Wed Dec 23, 2015 3:03 pm
by Halmog

Is Sahal against S dhexe joining Hiiran or its something else?