De walaal haddad doqonimo walba adigu iska aaminayso , maxaan ku samaaya ? Dacash dhakhtarada tel Aviv ama golan height-ka lagu ma daweeyo , lunatics kasta miyaad iska aaminaysa ?
Ninkan , Osama bin laden ma aaminsana , berigu marines -ka ku jiray , marki "discipline "la'an lagu eryay wuxu yidhi " I could not stand the abuse of power of my superiors "

. Askari amar bu qaata , wuxu rabo ma sameeyo

'Get the fuc,k outta here !