Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

heavily armed Somali military dispatch from Mogadishu Capture Marka for Amisom

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

heavily armed Somali military dispatch from Mogadishu Capture Marka for Amisom

Postby THE_TRUTH1 » Mon Feb 08, 2016 4:44 am

heavily armed Somali military dispatch from Mogadishu Capture Marka for Amisom

DEG DEG: Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo saaka dib ula wareegay magaalada Marka
by A M | Monday, Feb 8, 2016 | 2825 views



Image
Febraayo 8 (Jowhar)— Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saaka mar kale la wareegay magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii saddexdii maalmood ee u dambeysay ay gacanta ku hayeen Xarakada Al-Shabaab.

Sida wararku sheegayaan ciidamada ayaa si nabad kula wareegay magaalada, markii Al-Shabaab ka baxeen, waxaana ciidamada gudaha u galay Marka ay ahaayeen ciidamo Milateri oo shalay ka baxay Muqdisho, kuwaasoo ku hubeysnaa gaadiid fara badan oo kuwa dagaalka ah.

Ciidamadan ayaa waxaa hogaaminayay Saraakiil dhowr ah oo uu ku jiro Abaanduule kuxigeenka ciidamada xooga dalka.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamadan xalay ku hoydeen dhanka sarta Ayuub ee koofurta magaalada, halkaasoo horay ugu sugnaayeen Ciidamada AMISOM.

Dadka deegaanka Marka oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in xaalada ay tahay mid degan, isla markaana gudaha iyo daafaha magaalada ku sugan yihiin Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Maalintii shalay ayaa dagaal xoogan uu ka dhacay deegaanka Buufow oo kaabiga ku haya magaalada Marka, waxaana dagaalkaas uu dhex maray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal oo qori dhashiike uu saarnaa oo ay ka qabsadeen ciidamada dowladda iyo meydadka askar ka tirsan ciidanka dowladda.

Xaalada magaalada Marka ayaa tan iyo jimcihii aheyd mid jahwareer ka jiray, isla markaana saacado magaalada gacanteeda isu bedeshay, markii ciidamada dowladda iyo AMISOM ka baxeen, waxaana sabtidii ay hadana mar kale dib ugu noqdeen, balse ma sii xajisan gacan ku heynta magaalada, Al-Shabaab ayaa dib mar kale u qabsatay.

User avatar
BeyondQabil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1054
Joined: Tue Mar 04, 2014 1:49 am

Re: heavily armed Somali military dispatch from Mogadishu Capture Marka for Amisom

Postby BeyondQabil » Mon Feb 08, 2016 12:26 pm

As if the nation belongs to Amisom


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 24 guests