Moderator: Moderators



Oo dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafay maynan lahayn qorshe?“Sida aad la socotaan, Waxay Xukuumadda Somaliland ku hawlan-tahay dardar-gelinta iyo xoojinta dedaallada ku aadan sidii Jamhuuriyada Somaliland ictiraaf buuxa uga heli lahayd Beesha Caalamka.
Haddaba, si looga midho-dhaliyo hiigsigaa iyo rabitaanka runta ah ee Shacbiga Somaliland waxaan mas’uuliyiintan hoos ku xusan u magacaabay Guddi heer Qaran ee Ictiraaf raadinta Somaliland. Gudiga waajibaadkiisa shaqo waxaa bar-tilmaameed u ah Diyaarinta Qorshaha Ictiraaf Raadinta Jamhuuriyadda Somaliland iyo ka talo-bixinta wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya (Road Map).
01. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Sacad Cali Shirre, Guddoomiye
02. Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi
03. La-taliyaha Madaxweynaha ee Ictiraafka & Wadahadalada Cawil Cali Ducaale
04. La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dibedda
05. Wakiilka Wareega ee Somaliland, Raabi Axmed Mohamed
06. Wakiilka Somaliland ee Turkiga, Cali Axmed Cismaan
07. Wasiir Hore, Arrimaha Dibedda, Edna Aadan Ismaaciil
08. Wasiir Hore, Arrimaha Dibedda, Prof. Maxamed Siciid Gees
09. Wasiir Hore, Arrimaha Dibedda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar
10. Wasiir Hore, Kalluumaysiga Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire)
11. Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed
12. Proffesor, Macalester College, Minnesota, Prof. Axmed Ismaaciil Samatar
13. Dean, Kuliyada Sharciga ee Jaamacada Hargeysa, Maxamuud Xuseen Faarax
14. Garyaqaan, Shuruucda Caalamiga ah Mudane, Ibraahin Xaashi Jaamac
15. Guddoomiyaha Gudiga Arr. Dibedda ee G.Wakiilada, Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe
16. Guddoomiyaha Guddida Arr. Dibedda ee G.Guurtida, Axmed Daahir Jirde
17. Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe
18. Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADANI Boobe Yuusuf Ducaalle.
- See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2016/Feb/war ... peryq.dpuf


The futurist,Film hindi thats been going on for 25 years enters a new scene. The main actors are prof samatar and faysal cali waraabi, with new dance and songs. Beenta iyo rajada beenta ah dadka maa laga daayo. Politician maba xishoodaan. They will say and do whatever they think looks good at that point in time.
A few thoughts. From a purely organisational and logistical perpspective this "guddi" is set out for failure. For numerous reasons... too many chiefs, not enough Indians. No allocation of roles and responsibilities. Too many members. No governance infrastructure. No accountability. No aims or objectives.
Dadka beenta ma laga daayo![]()





Ali Khaaliff shoping in Bohodle Patrolling his city BuuhoodleLeave the iidoors alone![]()
![]()


Rip to the Somali languageTotelly fiasco, i can smell just smoke.
Siilaanyo: Berri yeysan i odhan ICTIRAAFKI waxba kamaand qaban.
Guddi: attentiom iyo dalxiis hadaan helo Hargaysaa gubaneyza maxaa iiga gidhiisha.
Rip to the Somali languageTotelly fiasco, i can smell just smoke.
Siilaanyo: Berri yeysan i odhan ICTIRAAFKI waxba kamaand qaban.
Guddi: attentiom iyo dalxiis hadaan helo Hargaysaa gubaneyza maxaa iiga gidhiisha.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 27 guests