Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somali armforce gain more ground in sh.dhex one district left Sh.dhex free of alshabaab excellent

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Somali armforce gain more ground in sh.dhex one district left Sh.dhex free of alshabaab excellent

Postby THE_TRUTH1 » Wed Feb 24, 2016 7:10 am

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanka Ceel-Baraf ee Gobolka Sh/Dhexe
by A M | Wednesday, Feb 24, 2016 | 609 views


Image

Febraayo 24 (Jowhar)— Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa si nabad kula wareegay deegaanka Ceel-Baraf iyo deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii ay isaga baxeen Al-Shabaab.

Sida ay sheegayaan wararka deegaanka Ceel-Baraf oo ah deegaan istiraatiiji ah ayaa ku dhow Gobolka Hiiraan, waxaana uu illaa 26KM u jiraa degmada Jalalaqsi, halka degmada Mahadaay oo uu hoos-tago u jiro illaa 40-km.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahanadii Al-Shabaab ay isaga baxeen deegaankaas iyo deegaanada la isku yiraah Afarta Tuulo, markii ay ka war heleen in Ciidamada ku soo wajahan yihiin.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidanka la wareegay ay qeyb ka yihiin maleeshiyo deegaanka ah oo muddooyinkan isku abaabulayay deegaano ka tirsan Mahadaay.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo wata gaadiidka dagaalka ay horay u sii mareen deegaanada Caadley, Miir-Taqwo iyo Cali-Fooldheer, inkastoo aanay saldhig ka sameysan.
Image
Deegaanka Ceel-Baraf ayaa ka mid ah deegaanada la isku yiraah Afarta Tuulo, sida Biyo Cadde, Caadley, iyo Cali Fooldheere, waxaana deegaanadaas ka soo jeeda madax ka tirsanaa Midowgii Maxkamadihii Islaamka.

Waxaa kaloo deegaanadaas ay caan ku ahaayeen jabhadeyn xilliyadii dowladdii kacaanka, waxaana deegaan lagu magacaabo Xalfooley oo qiyaastii 15KM u jira Ceel Baraf ay aheyd xero Maxkamadihii Islaamka halkaas ku lahaayeen, laguna aas aasay muqaawamadii, waxaana deegaanadaas looga soo jabhadeeyay degmada Jowhar iyo Mahadaay, xilligii ay gacanta ku hayeen maamuladii hore ee ka jiray dowladii Marxuum C/llaahi Yuusuf.

Sidoo kale waxaa deegaanada la isku yiraah Afarta Tuulo ka soo jeeda Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, waxaana ku aasan aabihiis iyo awoowayaashiis, gaar ahaan deegaanka Miir-Taqwo.

Todobaadyo ka hor ayay aheyd markii Ciidamada dowladda iyo AMISOM la wareegeen deegaanka Biyo Cadde oo 40-km u jira Jowhar.

Deegaanka Ceel Baraf ayaa ah deegaan ku teedsan dhul howd ah, buur iyo dhulka cara cadka loo yaqaan, waxaana uu illaa qiyaastii 20KM uyuu jiraa Wabiga Shabeelle.

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Somali armforce gain more ground in sh.dhex one district left Sh.dhex free of alshabaab excellent

Postby THE_TRUTH1 » Wed Feb 24, 2016 7:20 am

Sawirro+’Galmudug oo soo Bandhigtay Meydadkii al. shabaab ay ka layeen Dagaalkii G… Mudug
February 23, 2016 | Filed under: WARARKA MAANTA,XOGTA WARARKA | Posted by: yare cade

Image
Dagaalkii dhexmaray ciidamada Galmudug oo kashanaya dadka deganka iyo oo dhinac ah Al Shabaab ayaa waxaa Kooxda shabaab gaaray qasaaro aad u xogan

Dagaalkii Ceelhuur natiijadiisu sidaas ayay noqotay. waxaana galmudug ay soo bandhigatay metdad badan oo al shabaab laga laayey
Dagaalka ayaa kadhashay markii xoolo dadka deegu lahayeen Shabaab kaxeesteen iyagoo ku andacoonaya inay Zako kawadaan balse dadka deegaanka ayaa diiday oo weeraray.

Waa in hub iyo taageero xoog leh lasiiyaa dadka xoola dhaqatada ah ee deegaanada Galmudug kunool

waxaana hada degaankii lagu dagaalmay gacanta ku haayo dadka degaanka iyo ciidanka dowlada Galmudug

*****************Galmudug Gadaal ulaaban mayso***
Dead alshaabaab pics

http://galmudugmedia.com/wp-content/upl ... 7671_n.jpg

Xaardheere to be liberated :stylin:

User avatar
jalaaludin5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8832
Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”

Re: Somali armforce gain more ground in sh.dhex one district left Sh.dhex free of alshabaab excellent

Postby jalaaludin5 » Wed Feb 24, 2016 8:59 am

Image
-
-
-


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: mahor and 43 guests