Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Amniga dawlada oo gabi ahaanba fashilmay iyo madaxa fasaadka oo cabsi gashay!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Amniga dawlada oo gabi ahaanba fashilmay iyo madaxa fasaadka oo cabsi gashay!

Postby sahal80 » Fri Mar 04, 2016 7:38 am

Allah yalcan al faasid garguurte muxuu waqti naga lu miyay kaagadarane wuxuu rabaa inuu soo noqdo!

Malaayiintii turkiga siiyeen wuxuu u adeegsadey kala furfurka hiiraan you maamul kale meeshii uu ciidanka siin lahaa!

Allah yalcanak yaa xaraami!

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa dhawaan ka sahiray amniga koonfurta dalka

Qof markii aan si hufan wax lagu siin dhibkeeday leedahay; mp godah ayaa wuxuu sameeyay predict cajiib ah....wuxuu tiriyay ilaa 10 magaalo oo shabeelada hoose oo al shabaab ku soo noqotey iyo culays saaran buuloburde, jalalaqsi yo jowhar!

Dabcan ntaas ma keeni karaan ciyaalka tuuryare iyo odowaa oo ku toosa dhibka

Wasiirka amniga waxba ma aha waayoo ta liyaasha iyo gobolka banaadir kama amar qadanayaan sidii muungaab oo wadooyinka hotelada furayay hadana waad aragtaan markii loo furay xasuuqa iska socda!

Mooryaan tuuryare oo magac qabiil meesha ku jooga oon lahayn wax muahaalaad cilmi ah ayaa diiday inuu wasiirka amniga usoo raaco baarlamaanka, sida goodax sheegay shan jeer ayuu diiday inuu golaha wasiirada yimaado!

Baarlamaanka oo fahansan meesha sartu ka qorontay ayaa ko yiri wasiirka amniga iska bax!

Waxaa loo yeeray raysulwasaaraha oo uu tuuryare soo raacay, waxay diideen inay tuuryare dhageystaan uguna baaqeen inuu is casino wax suaalo ahna loo hayn!!

Meesha maba aha meel dawlad ka shaqayn karto!

Godah ayaa ku baaqay in maadama amnigii dalka oo gabi ahaanba faraha ka baxay wax saansaan amni ahna aysan muuqan, inuu dalku sugin karin bisha august!!

Durba culusoow waxuu bilaabay orod sida shir amni oo uu gudoomiyo markii ugu horeysay mudo ka badan sanad!!

Maaweelo cusub oo ah in amniga gobolka banaadir la hoosgeeyo!!

Wuxuu soo wadaa scapegoating lagu badalayo wasiirka amniga iyo taliyaha nabad sugida!

http://caasimadda.com/xil-goodax-waa-in ... -dhegeyso/


At 7:00
https://youtu.be/avzWQ4Mvi4I

http://www.radiomuqdisho.net/madaxweyna ... -muqdisho/
https://youtu.be/L-ROvyXq8xg

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 58 guests