beesha Majeerteen oo la sheegay in Alshabaab…
Saraakiisha Maamulka Galmudug ee Dagaalka la galay Al-shabaab ayaa sheegay in Sargaal sare oo ka tirsan Shabaab islamarkaana Hogaaminayay dagaalkii ka dhacay Bariga Gobolka Mudug ay Ciidamada galmudug qaarajiyeen.
Sargaalka oo Magaciisa lagu soo gaabiyay Gurey ayaa lagu dilay Dagaal ka dhacayTuulada Jiray ee Bariga Gobolka Mudug sida ay Xaqiijiyeen Saraakiisha Galmudug.
Dhanka kale Galmudug ayaa maanta soo bandhigtay 16 Maxaabiis Al-shabaab ah oo lagu qabtay Dagaalkii ay wada Galeen Ciidamada Galmudug iyo Shabaab.
Saraakiisha Galmudug ayaa sheegay in Hogaamiyahaan Shabaabka ah ee lagu dilay Dagaalka uju ka soo jeedo Puntland gaar ahaan Beesha Marjeeteen





