Page 3 of 3

Re: Soomaaliya oo dhan Hawiyaa leh!!

Posted: Thu Mar 31, 2016 12:21 am
by FarhanYare
Teyda anigaa leh taadana waan kula leeyahay :dj:
Indeed. Weyna isla saxsan yihiin. I always talk about our shortcomings, what we hawiye did wrong. You will never see a jeberti doing that. Everything is hawiye's fault.

They want to have JL and PL for theirselves. And share xamar with me. Fock outta here.
:lol: ma aragtay if that wasn't enough, they are also claiming bakool ( bakool sare) and now galgaduud (galgaduud sare). This is pure stinginess

Re: Soomaaliya oo dhan Hawiyaa leh!!

Posted: Thu Mar 31, 2016 12:39 am
by Bella18
Xamar maahee, waddankoo dhan baan leenahay, kaalay adigu bal wax dheh. :wtf:
.
.
.
.

Adeer maalintaad tuulada boorka badan ee reerkaagu dago ogoshahay in lagula qabysado isku kaaya keen! Inta ka horreysana isma naqaan.
Balaayada ku af duubsatay maxay ahayd qasaaye? :mrgreen:
Shaydaanka iska naar ee kubada inoo daji, see waaye adi :lol:

Re: Soomaaliya oo dhan Hawiyaa leh!!

Posted: Thu Mar 31, 2016 11:05 am
by AirBitaale
Xamar maahee, waddankoo dhan baan leenahay, kaalay adigu bal wax dheh. :wtf:
.
.
.
.

Adeer maalintaad tuulada boorka badan ee reerkaagu dago ogoshahay in lagula qabysado isku kaaya keen! Inta ka horreysana isma naqaan.
Balaayada ku af duubsatay maxay ahayd qasaaye? :mrgreen:
Shaydaanka iska naar ee kubada inoo daji, see waaye adi :lol:
Labo fiilo ayaa iskay taabatay. :lol: :lol: