Cabdi raxmaana faroole oo ahaa madaxwaynihii Hore ee mamulka puntland ayaa maanta sheegay in uu yahay musharax utaagan qabashada xilka madaxtinimo ee dalka sanadkaan 2016.
Waxa uu sheegay in uu yahay ruux ka soo bixi kra howsha xiligaan hortaala ruux musharaxa noqonaya.
Madaxwaynihii Hore ee puntland aya xusay in uu wax badan ka bedeli soono xaalada wadanka soomaaliya xiligaan uu marayo waxa uuna ka soo hor jeestay Qodobadii ay ku heshiiyeen dowlada dhaxe ee soomaliya iyo maamulka puntland.
audio can be found here
http://mudug24.com/2016/04/04/dhagayso- ... -ee-dalka/




