Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somali commandos raid middle jubba jilib and surrounding

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Somali commandos raid middle jubba jilib and surrounding

Postby THE_TRUTH1 » Mon Apr 11, 2016 6:24 am

You are here: Home / Wararka
Ciidamada Kumaandooska oo xalay howl gal ka fuliyay duleedka Kismaayo
by A M | Monday, Apr 11, 2016 | 3025 views
[img]
https://i.ytimg.com/vi/f2Da3temFJs/hqdefault.jpg[/img]

(Jowhar)— Ciidamada Kumaandooska ayaa xalay howl galo ka fuliyay deegaan lagu magacaabo Janaay Cabdalla oo qiyaastii 60Km dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan ay ka dageen diyaarado qumaatika u kaca ay ku dageen, waxaana markii dambe ka firxaday goobta ay gaareen dagaalyahanadii ka tirsanaa Al-Shabaab.

Afhayeenka Laamaha Amniga Jubbaland Sayid Axmed Carab ayaa sheegay in todobaadyadii la soo dhaafay ay Ciidamada Kumandooska howl galo ka wadeen deegaano ka tirsan Jubbooyinka, iyagoo taageero ka helayay shacabka sia uu yiri.

“Todobaadyadan waxaa socday howl galo, xalay ayaa u dambeysay waxaa howl gal laga sameeyay deegaanka Janaay Cabdalle oo u jirta Kismaayo 60KM, waxaana la wareegay gacan ku heynta ciidamada, kooxihii nabad diidka ahaa waa ka carareen”ayuu yiri Sayid Axmed Carab.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in dhowr habeen ka hor howl galo laga sameeyay Kamsuuma iyo Jilib, waxaana uu xusay howl galkaas looga dilay sideed dagaalyahan, halka gaadiid looga gubay.

Howl galadan ayaa qeyb ka ah kuwo Ciidamada Kumandooska Soomaaliya muddooyinkii u dambeeyay ka fulinayeen deegaano ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab, waxaana la sheegay in ciidamo Mareykan ah ay kala qeyb qaadanayaan howl galada, iyagoo isticmaalaya diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helicopters.



Like it? Share it!

« Previous Story
Maxkamadda Ciidamada oo goor dhow dil toogasho ku fulisay Xasan Xanafi
Next Story »
Wasiiradda Caafimaadka oo shahaado sharaf guddoonsiiyay Aamin Ambulance
More Related News
qarax banooda (2)Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta dowladda Hoose
April 11 (Jowhar)— Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka xarunta dowladda Hoose ee Officio Governo ee degmada Xamar weyne, halkaasoo xarun u ah Maamulka Gobolka...
Xildhibaan XooshXoosh “Puntland waxay u dagaalameysaa in awooda lagu wareejiyo, waa in la ixtiraamaa beelaha”
April 11 (Jowhar)— Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka soo horeestay heshiiskii dowladda Federaalka iyo Puntland ee lagu saxiixay Garowe, isagoo ku baaqay in...
aamin ambulance (1)Wasiiradda Caafimaadka oo shahaado sharaf guddoonsiiyay Aamin Ambulance
April 11 (Jowhar)— Wasiiradda Caafimadka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa shahaado sharaf gudoonsiisay howlwadeenka guud ee Hay’adda Aamin...
xanafi dil toogashoMaxkamadda Ciidamada oo goor dhow dil toogasho ku fulisay Xasan Xanafi
April 11 (Jowhar)— Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow dil toogasho ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaasoo...
ceel-cade (7)Al-Shabaab oo soo saartay Film ka hadlaya weerarkii Ceel Cadde (Sawirro)
April 10 (Jowhar)— Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay muuqaal ka hadlayay qaabkii u dhacay weerarkii 15-kii bishii Janaayo lagu qaaday xero Ciidamada Kenya ku lahaayeen...

User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Somali commandos raid middle jubba jilib and surrounding

Postby Strategic » Mon Apr 11, 2016 5:12 pm

That was fantastic Operation,the message is clear,The SNA with logistics support From NISA can raid on Jilib,jamaame at will.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: mahor and 36 guests