Page 1 of 1

.

Posted: Thu Apr 14, 2016 2:57 pm
by sahal80
Welcome to baledweyne

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=57BE671A

Lamagalaay, the little djibouti

Lamagalaay waa xerada ciidamada hiiraan state oo ku dhextaala gudaha baledweyne

Laakin hada dabaal dagii ugu danbeeyay waxaan arkayay dhalinyaro aan wali xoogeysan marka waxaan filaa in kuwii kale ay forumaha iyo dhufaysyada ku jiraan waana soo bandhigi doonaa sawiradooda


Ciidamada waxay haystaan raashin fiican, daawo iyo dhar sports oo intaba uu amrey madaxwayne geele inay kala sinaadaan ciidamada hiilwalaal

Dhinaca mushaarka waxay siiyaan boqol sarkaal oo ayaga toos ula shaqeeya xaga amniga, maamuluda ciidamada iyo macluumaadka ama warbixinada

Inta kale waxaa kaba maamulka xaga canshuurta iyo beeraha ooy dadka u falaan maadama ay qalab casri ah haystaan

300 boqol oo ka mid ah waxaa dhawaan la baxay ugaaska oo ku kalifay amniga martida iyo shirka hiiraan

Lacag fiican bay qaateen maadama miizaaniya shirka loo aruuriyay at gaartey 250,000...100,000 qurbo joogta halka inta kale ay dhiibtey hayada CRDda si hoose oon la,ogalayn in la shaaciyo...waxaa loo soomarey diplomaasiyiinta beesha caalamka...wali waa maalintii 10naad lacagtuna waa iska soo daba dhacaysaa

Waxaa la sheegay in garguurte ka xumaadey siyaaradii ugaaska lama galaay ayadoo masuuliyiinta gobolka eey geesaha ka socdeen kkkk

Taliyaha ciidamada ayaa ugaaska toos ula shaqeeya iyo djiboutianka oo ixtiraam marka wuxuu ku fikirayaa inuu midkale soo magacaabi lol

Waraa ninkaan taliyahii ciidanka dooxada shabeele ayuu ahaa garguurtana ma ma joogin markuu taliyaha noqdey wax qaybsi beesha dhexdeeda ah ayuuna meesha ku joogaa
meeshaan ma aha unnukaa leh haku soo wareerin

Back to lama galaay

Djibouti ayaa waxay ka dhistey filooyin ku did badan lacag dhan $100,000...

http://www.mareeg.com/fidsan.php?Jabuut ... 2&tirsan=2

Waa soo wadaa misawirada dhalin yarada iyo kuwii hore....waxaan hadhoow samayn topic siyaasada somalida meesha ay mareyso kulamadii sirta ahaa ee xamar wixii suaalo ah xagaas ku hagaaji

Image
Image
strong man of hiiraan visits the army!

Image

Re: .

Posted: Thu Apr 14, 2016 3:02 pm
by sahal80

Re: .

Posted: Thu Apr 14, 2016 3:32 pm
by sahal80
Waa iska dhalinyaro...waxaan soo wadaa ciidamada khaaska iyo ciidankii hore. Gaadiidka ciidanka jabuuti guy deeqdey you kuwo gaashaaman oo cali madaxweyne u qaateen maxaas iyo buuloburde

Meelintii aasaaska ciidamada somaliyeed

Image

Image

Image

Image
Image

Re: .

Posted: Thu Apr 14, 2016 4:13 pm
by sahal80
waakanaa ciidanka hiiraan
Image

Image

Xarumaha ilaaliya,xabsiga wixii al shabaab lagu tuhmo baa ka buuxa wuxuu maxkamada dil ku xukuntana waa la laayaa
Image
Ciidamada khaaska

Image

Image

Re: .

Posted: Thu Apr 14, 2016 5:17 pm
by sahal80

Re: .

Posted: Thu Apr 14, 2016 5:22 pm
by Strategic
.

Re: .

Posted: Thu Apr 14, 2016 5:28 pm
by sahal80
Fuck off blood and stop interrupting me

Fuck your culusoow.
pic of dhalinyaradii
Image
Dabageed ciidankiisa xamar u qaatey kkk

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=57B8709A

Saraakiisha

Culosow pic will go to the rubbish soon

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=57AE42D4
https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=57C0077C
https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=57C0077C

Re: .

Posted: Thu Apr 14, 2016 6:10 pm
by gambit
Big up. I like xawaadle my best friend is one. Good people . Waa somali asal. They need to wipe out the sangaduudhis in hiiraan. Love from Burco. I remember i saw some camel they brought to berbera from there. They were huge

Re: .

Posted: Thu Apr 14, 2016 7:17 pm
by sahal80
Big up. I like xawaadle my best friend is one. Good people . Waa somali asal. They need to wipe out the sangaduudhis in hiiraan. Love from Burco. I remember i saw some camel they brought to berbera from there. They were huge
thank you very much Sax, gambit.

Svc I don't like jareer too but my clan r in good terms with them and use them for two things; for farming and soldiers(about 5%) bc they live with gugundhabe so they use them as counterbalance.. while gugundhabe elders went to jowhar they r with us in hiiraan...they armed them so the gugundhabe specially the jijeele can't declare maamul in their xaafad bc of the jareer, the other waax is gaaljecel vs jijeele so thats how hawadle rules.

Djibouti brothers r different than the rest of amisom. Djibouti soldier gets $1000 per month...$200 goes for the hiiraan army(saraakiisha)

Share food and medicine equally with our army

They puy their food and meat from the local market

Clothes for the army and farming instruments for the farmers

Thanks djibouti and president geele

Image

Image


Using computers

Image

Image

Image

Re: .

Posted: Fri Apr 15, 2016 6:45 am
by sahal80
Waxaan ku soo xirayaa the beautiful nature of baledweyne

Meel aan baahi lagu arag nabad lagu bariisto bartamaha dhulkeeniyo baladweyne weeyaan!
https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=57AE4AFE
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4&__tn__=C
Image
Image
Image
Explains abwaan hadraawis baledweyne song after 46 years
https://youtu.be/Xz6GLhwiuts