Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Jowhar conference going great huge delegation arrived consists of ministers and Elders great job Odowaa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Jowhar conference going great huge delegation arrived consists of ministers and Elders great job Odowaa

Postby THE_TRUTH1 » Fri Apr 15, 2016 11:53 am

Image

April 15 (Jowhar)—Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada Federalka Soomaaliya C/maan Maxamed XuseenOdowaa ayaa ugu baaqay qeybaha weli ka maqan shirka maamul u sameynta labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan isagoo gaaray maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka sh/dhexe.

Wasiir Odowaa oo ka soo laabtay dalka Sudan ayaa sheegay in uu dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar in la dardargeliyo wareegga labaad ee shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Sh/dhexe ayna ogaadaan halka uu marayo shirka dhowaan ka furmay magaalada Jowhar.

“Waxaan ka soo ambabaxay magaalada Khartoum saaka waxaana nagu weheliya safarka oday dhaqameedyo ka soo jeeda gobolka Hiiraan una yimid inay shirka ka qeybqaataan waxana aan ugu baaqeynaa inta maqan inay ka soo qeybqaataan taladana waan naga wada dhaxeysaa.”ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha oo la hadlay saxaafada markii uu ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.
kale waxaa la hadlay saxaafada mid kamid ah odayaasha la socday wasiirka waxana uu sheegay in aysan shirka diidanayn raalina ka yihiin, ayna doonayaan in labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan ay la mid noqdaan maamulada kale eek a jira dalka.

Wafdiga wasiirka arrimaha gudaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Sh/dhexe oo uu ugu horeeyo guddoomiyaha gobolka Cali Cabdullahi Xuseen.

Waa safarkii labaad oo muddo toddobaad gudahiis ah uu ku yimaado magaalada Jowhar wasiirka arrimaha gudaha waxaana uu 12kii bishan uu si rasmi ah u furay wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta labada gobol. Shirka ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka qeybgalayay duubabka dhaqanka iyadoo duubabkana ay sameysteen guddiyo ka shaqeeya howlaha shirka.

Halkan ka dhagayso Wasiirka Arrimaha Dibada iyo mid ka mid ah duubabka dhaqanka ee gobolka Hiiraan

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Jowhar conference going great huge delegation arrived consists of ministers and Elders great job Odowaa

Postby THE_TRUTH1 » Fri Apr 15, 2016 12:03 pm

Image
Waxaan ka soo ambabaxay magaalada Khartoum saaka waxaana nagu weheliya safarka oday dhaqameedyo ka soo jeeda gobolka Hiiraan una yimid inay shirka ka qeybqaataan waxana aan ugu baaqeynaa inta maqan inay ka soo qeybqaataan taladana waan naga wada dhaxeysaa.”ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha oo la hadlay saxaafada markii uu ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.

Image

Image

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Jowhar conference going great huge delegation arrived consists of ministers and Elders great job Odowaa

Postby THE_TRUTH1 » Fri Apr 15, 2016 1:26 pm

Heavyweight in Hiiraan and Shabelle dhex are in jowhar inshallah Great state will be build
Image

Image

This state has tremendous resources livestock + Agriculture :eat:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 27 guests