Postby theyuusuf143 » Mon Apr 25, 2016 3:47 am
Lool dadkan waa too naive, sheeko yaroo kasta oo maqlaan aduunkay ka jirtaa bay la shir imanayan. Bidix iyo midig tan aad ka hadlaysaan qofka Somaliga ah midna waxbuu Ku cunaa midna xaarr kuu isaga dhaqaa. Macno kale oo ay inoo leedahay ma jirto marka xaqiiq loo hadlo. Somalidu dhaqan, class,diin,madhab iyo ideology kale midna kuma kala duwana qoladaa shabaabta mooyaane. Waxa keliya ee aynu Ku kala duwanahay waa qabiikka, for that reason every political party will be based on clan lines. 2 parties means two clan based voting blocks, one hawiye and an other Darod . Waxan anagaa Soo tijaabinay. 4.5 kiinaas wax idiin dhaama arki maysaane hayska bedelina. Xaqiiqatan 4.5 Ku waa nidaam Soomaali leedahay oo aan arkay ka ugu fiican. Ugu muranka yar uguna kharashka kooban. Waa inclusive and fair enough.