I'm against waqooyi politicians what the fuck they r doing in koonfur?
Even the corrupt garguurte thinks of them too vulnerable to defend themselves, this will be the final nail in the coffin for waqooyis
Word is that garguurte planes to dissolve the parliament not just extending his term bc if any things was not done in the next three months this parliament will elect a new president, therefore, he's removing non loyal judges
Don't worry the useless president will be kick out soon as the members of the security council on their way to halane.
MARKUU GAROWSADAY: In xilkaasi uusan sharcigu oggoleyn in Qof da’diisu ka badan tahay 65 sano uu hayo;[
MARKUU GAROWSADAY: Inuu sharcigu farayo in shaqada laga fariisiyo, Garsooreyaasha da’doodu dhaafsiisan tahay 65 Sano, maadaama ay iskood uga fariisan waayeen./b]
B. Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ceydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf oo 81 jir ah;
Ilka-xanaf oo wada-hadal ku jira iyo Guddoomiyihii Maxkamadda Gobalka Banaadir oo oggolaaday xil-ka-qaadista..
Ilo lagu kalsoon yahay ayaa inoo xaqiijiyey inuu Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Dalka ee xilka laga qaaday, Avoocate Caydiid C/llaahi Ila-xanaf wada-hadal kula jiro xubno ka tirsan Dowladda Federalka, si uu u soo wareejiyo Gaadiidka uu ku hawl-jirey iyo Ciiddanka Ilaaladda u ahaa.
Ilka-xanaf oo xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka hayey muddo 11-sanno ah waxa uu beeniyey inuu ka dambeeyo Xildhibaanadda isaga u doodaya ee Buuqa ka dhex dhaliyey Barlamaanka.
Sidoo kale, waxa uu codsaday inaan laga xaniban Safarka, isla markaana uu diyaar u yahay inuu soo bandhigo shuruudo isaga u gaar ah.
Dhinaca kale, Guddoomiyihii Maxkamadda Gobalka Banaadir, ayaa isagana sheegay inuu raalli ka yahay xilka uu Madaxweynuhu ka qaaday, wuxuuna sheegay inuu Hawlaha Maxkamadda ku soo dhex jiray muddo 36 sanno ah.
Shalay ayey ahayd, markii uu Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Somalia xil-ka-qaadis ku sameeyey Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka iyo Guddoomiyihii Maxkamadda Gobalka Banadir, kadib, ay Dadweynaha cabashooyin badan ka keeneen Nidaamka Garsoorka ee Maxkamadaha.
Madaxweynaha waxa uu xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka u magacaabay Dr. Ibraahim Iidle C/raxmaan oo horey u ahaan jiray Garyaqaanka Guud ee Maamulka Somaliland.