Waxaad moodaa in dadkaan marnaba lagu cibro qaadanayn dhiiga qulqulaya iyo amni darado oo la rabo bas shakhsi muwaali ah
Dadka badanaaba hiiraan waxay moodaan in canug school carabi ah ka baxay oo 28 jir ah maamul udhisi karo laakiin dhabtii intaan ka ahayn lacagtii col gaddafi siiyay, ciidanka iyo amniga gobolka waxaa looga danbeeyay dadka khiyaarkeena ah iyo generalada dhabta ah sida general mukhtaar oo ahaa ninkii ka qabsadey siyaad barre magalaadii ugu horeysay ee somaliyeed (buuloburde octobar 1990) iyo ninkii al shabaab ka xoreeyay magaalada baladweyne 2009
Waxyaabaha uu keenay waxaa ka mid ahayd inuu control militias ayadoon wax dhac ah sida dukaamada laga gaysan magaalada ama aysan aargoosi dhicin
Meesha ka helayaan xamar
http://www.siyaaso.com/?p=39820#
Gudoomiyihii hore ee hiiraan siduu macalinkiisa iuga danbayn jiray mar uu magalada booqdey asagoo policeka ka socda


Garguurte oo ka yaabay hawlkarnimada gen mukhtaar kadib shirkii IGAD ee ka dhacay xamar jajab oo uu amnigooda qaabilsanaa ayaa ka dhigay taliyaha policeka banadir hadana u dalacsiiyay ku xigeenka taliyaha policeka soomaaliyeed
http://goobjooge.com/maxaad-ka-taqaan-t ... -mukhtaar/
http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 8&t=219904
Aadiyahas dhibadaan itoobiyaanka ceelgaal ma soo dhaafin 35km from baledweyne.wuxuu damcay inuu ku xado suaal: ciidamadii la idiin tababaray miyaa. Anigaa wax tababara hadaad itoobiyaan iga dhigeysid kkkkkk.
https://youtu.be/8Pd_vavBjaw





