Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

PL's war against the Poor in full swing

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

PL's war against the Poor in full swing

Postby AbdiWahab252 » Sun May 08, 2016 9:34 pm

PL's most deadliest weapons are back in operation. This is the most brutal form of warfare:

Sicirka Doolarka oo Sare u Kacay Garowe
24 0 Google +0 0



Axad, Mey 08, 2016 (HOL)-Qiimaha lagu soo iibsado ama lagula soo wareego doolarka ayaa sare u kacay magaalada xarunta u ah maamulka Puntland ee Garowe.

Arintaa ayaa waxaa loo aaneynayaa ama loo sababeeyay sababo dhowr ah gaar ahaan in colaado halkaa ay ka dheceen in dhawaale iyo in abaaro ba'an ay kajireen Puntland welina ay kajiraan.

Dawlada Puntland ayaa sheegtay inay wax ka qaban doonto dhibaatadaas ayadoo isku dayi doonta sidii qiimaha doolarka hoos loogu dhigi lahaa.

Goobo ganacsi ayaa la xiray iyana gaar ahaan suuqa Inji ee Garowe balse muddo kadib dib ayaa loo furay. Markii hore ayaa suuqaasi Inji waxaa ganacsatadu u xireen muujin ah inay arinkaa ka xun yihiin.

Arintaas ayaa timid kadib markii wada hadal uu dhex maray maamulka iyo ganacsatada. Dhibaatada sare u kaca ku yimid qiimaha doolarka ayaa sarifleyaashu sheegeen in ay ka dhalatay lacago badan oo shilin Soomaali ah oo magaalooyinka Puntland la keenay dhawaan.

Qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Garowe ayaa cabasho xooggan arintaa kamuujiyay. Dadka xoolaha nool iibsada ama kabeec mushtara iyo qudaarleyda ayaa ka mid ah dadka cabashada xooggan arintaa ka muujiyay.

Doolarka oo ahaa awal 23500 ayaa haatan gaaray 25000 oo shilin Soomaali ah halkii doolar.

Qore: Aaden M Warsame
warsame@hiiraan.com
- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2016/May/wa ... ePJLh.dpuf

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: PL's war against the Poor in full swing

Postby AbdiWahab252 » Sun May 08, 2016 9:41 pm

Horseed media: Fake currency being exported from Somaliland

Garowe:Haweenka ku ganacsada Suuqa Hilibka iyo Qudaarta oo shaqo joojin sameeyey-Dhagayso

Posted: Hassan Baashe - May 7, 2016 1 Comment

20
SHARES
inji

Haweenka ku ganacsada Suuqa hilibka iyo qudaarta magaalada Garowe ee loo yaqaan Inji ayaa Saaka oo sabti ahayd shaqo joojin sameeyey, waxaana saaka xirnaa suuqa, wuxuuna xiritaankiisu saameeyey inta badan magaalada.

Sababta ay Haweenku suuqa u xireen ayey ku sheegeen in sicir barar saameeyey iyo doolarka oo aysan waxba ku iibsan Karin maadaama uu kor ukacay.

Haweenka ayaa tilmaamay inaysan ganacsankarin haddi aysan dowladdu wax ka qaban xaalada sicir Bararka oo aysan xakamayn doorka sara u kiciisa, iyagoo sheegay inuu sara ukaca doolarku uu sabab u yahay lacag shilin Soomaali ah oo siday sheegeen laga keeno dhanka Soomaaliland.

Xiritaanka Suuqa kadib waxaa shir isugu yimi Haweeenka Suuqa, Maamulka gobolka kan degmada iyo Nabadoono, waxayna ka wada hadleen sidii loo furilaha Suuqa, waxayna la hadleen warbaahinta markii uu soo dhamaaday.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Fara-weyne ayaa warfidiyeenada u sheegay in shirka looga hadlay sidii lagu furi lahaa suuqa, islamarkaana wax looga qaban lahaa cabashada Haweenka, wuxuuna tilmaamay in laysku afgartay in dib loo furo Suuqa, waxna laga qabta waxyaabaha ay ka cabanayaan haweenka suuqa ku ganacsada.

Dhanka kale mid kamid ah Sariflayaasha ama kuwa lacagta kala badala ayaa sheegay in magaalada soo galaan baabuur keena lacago shilin Soomaali ah oo qaybtod waaraado lagu keeno, islamarkaana dhanka Soomaaliland ka soo gala wuxuuna sabab uga dhigay sicir bararka saameeyey suuqyada Puntland.

Xiritaanka Suuqa Hilibka iyo Qudaarta Garowe ayaa kusoo aaday xili Isniintii aynu soo dhaafnay Haweenka ku ganacsada ku banaan baxeen xarunta baarlamaanku horteeda, iyagoo ka cabanayey sicir bararka iyo kicitaanka doolarka.

User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: PL's war against the Poor in full swing

Postby Strategic » Sun May 08, 2016 9:44 pm

This wont accept except their regions.in the south it is highly dollarized you pay with dolalr and you sell with dolalr.

User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: PL's war against the Poor in full swing

Postby Strategic » Sun May 08, 2016 9:45 pm

This wont effect except their regions.in the south it is highly dollarized you pay with dolalr and you sell with dolalr. :dj:
that is why i am against printing a new currency.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests