Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Gobolka Banaadir oo lagu soo daray Qaybsiga Aqalka Sare iyo Isbedel lagu sameeyay Heshiiskii Madasha Qaran Good Job

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Gobolka Banaadir oo lagu soo daray Qaybsiga Aqalka Sare iyo Isbedel lagu sameeyay Heshiiskii Madasha Qaran Good Job

Postby THE_TRUTH1 » Tue May 17, 2016 1:18 pm

Gobolka Banaadir oo lagu soo daray Qaybsiga Aqalka Sare iyo Isbedel lagu sameeyay Heshiiskii Madasha Qaran..
Image

Gobolka Banaadir oo lagu soo daray Qaybsiga Aqalka Sare iyo Isbedel lagu sameeyay Heshiiskii Madasha Qaran17 May 2016
Xildhibaanadii Guddiga ahaa ee loo xil saaray tifaftirka Heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ay ku wada gaareen Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Goboledyada, ayaa shaaca ka qaaday inay isbedel ku sameeyeen qaar ka tirsan Qodobada Heshiiskasi.


Xildhibaan C/laahi Jaamac oo Guddigaasi ka mid ah ayaa sheegay in Aqalka Sare ee dalka lagu soo daray Gobolka Banaadir, iyadoo markii hore uusan ku jirin Gobolka.
“Inaha ugu muhiimsan ee laga hadlayay waxaa ka mid ah aqalka sare ee baarlamaanka, waxaa sharcigu dhigayaa qodobka 72 in laga keeno 18 gobol, wixii naloosoo gudbiyay 17 gobol ayaa aqalkii laga keenay 54 loo qeybiyay, halkaa waan saxnay waxaan ku adkaysanay inaan gobolka 18aad oo Muqdisho ahaa banaadir inaan sina looga tagi Karin, arrintaa is afgarad ayaa laga gaaray Muqdishana waa lagu soo daray”.
Xildhibaan C/laahi ayaa sheegay shaqada guddigooda inay tahay inay meesha ka saaraan wixii qaladaad ah oo ay arkaan wixii sax ahna u daayaan, kadibna si toos ah baarlamaanka loo horgeeyo si loo sharciyeeyo.
“Guddigaas baarlamaanka waxaa loo saaray wixii ka soo baxay madashii madaxda qaranka iyo kuwa gobollada oo golaha wasiiradu noosoo gudbiyay 30 bishii April , waxaana lagu ballansanaa iyagu waxay soo saaraan in baarlamaanku sharciyeeyo, micnaha sharciyayntu waxa weeye haddii sharciga uu waafaqsan yahay in la sharciyeeyo hadayna waa waqsaneyna in la fiiriyo danaha qaranka wixii la socon kara”.Ayuu yiri Xildhibaanka oo la halday Idaacada Goobjoog
“Muddo todobaad ah ayay maanta nagu tahay dabaaldagyo ayaa naga soo galay waana naga dhamaatay, guddiga xagiisa waa ka soo aruurtay, waxaana loo gudbin doonaa baarlamaanka, waxaanan rajaynaynaa wixii guddigu ka soo shaqeeyay inuu meel mariyo Baarlamaanka” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

“Inaha ugu muhiimsan ee laga hadlayay waxaa ka mid ah aqalka sare ee baarlamaanka, waxaa sharcigu dhigayaa qodobka 72 in laga keeno 18 gobol, wixii naloosoo gudbiyay 17 gobol ayaa aqalkii laga keenay 54 loo qeybiyay, halkaa waan saxnay waxaan ku adkaysanay inaan gobolka 18aad oo Muqdisho ahaa banaadir inaan sina looga tagi Karin, arrintaa is afgarad ayaa laga gaaray Muqdishana waa lagu soo daray”.
“Waxaa kaloo aad looga dooday madaxda goboladu saxiix ma ku yeelan karaan xildhibaan federaal ah , arrintaa markii loo sharci dayay oo aanu dastuurka fiirinay oo aan dhaqanada caalamka fiirinnay oo wax walba fiirinay waxay noqotay maya, xildhibaanku hadduu qabiil ka imanaayo qabiilka ayaa soo xulaya ergada dooraneysa cidina saxiix kuma laha guddiga koontaroolaayo mooye” waana sida uu hadalka u dhigay xildhibaanku.”

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], mahor and 46 guests