mareexanku intooda waa lasiiyey. The losers on the internet have no excuse now!Waar hadaanu odaygaas islamka ah meesha joogin berri horaa lagu kala yaaci lahaa jubaland. Comprise badan baa meesha iiga muuqda, it seems xoogaa he is appeasing the marexan, and we know the reason. Horta kumaankun laangaab ilaahay uunbaa wax u qaybin kara. I hate laangaabs, magac miidhan bay kugula dhuuqayaan.
Axmed Madoowe is a good president giving everyone their fair share