Page 1 of 1

Ooto Biixi “18-ka May Waa Maalintii Ay Guuleysatay Beesha Isaaq Ama Iidoorka..” (Daawo)

Posted: Sun May 22, 2016 7:44 pm
by Strategic
“Hadii Runta la sheegayo , 18-ka lama wada laha, waa maalintii Isaaqu guulaystay, Caruurtii Iidoorku Calamo ayay soo wada xidheen maalintaas, Laakiin Laba Reer oo ila daris ah oo ah Dhulbahante iyo Warsangeli Xaafadooda ayay iska Fadhiyeen, Waxaa inoo dhaxaysa 26-ka juun” Ayuu yidhi.

https://www.youtube.com/watch?v=Kr2t_c_lMG4

Re: Ooto Biixi “18-ka May Waa Maalintii Ay Guuleysatay Beesha Isaaq Ama Iidoorka..” (Daawo)

Posted: Sun May 22, 2016 8:27 pm
by Siciid85
well he has a point. Runta waa in la sheega wallow Haba qadhaadhatee

Re: Ooto Biixi “18-ka May Waa Maalintii Ay Guuleysatay Beesha Isaaq Ama Iidoorka..” (Daawo)

Posted: Sun May 22, 2016 11:38 pm
by mahoka
Truth.

Usc also won that day because no one was left to curb their mooryanism and rape culture

Re: Ooto Biixi “18-ka May Waa Maalintii Ay Guuleysatay Beesha Isaaq Ama Iidoorka..” (Daawo)

Posted: Sun May 22, 2016 11:46 pm
by JSL3000
Muj. Ooto Biixi speaks nothing but the truth.

Re: Ooto Biixi “18-ka May Waa Maalintii Ay Guuleysatay Beesha Isaaq Ama Iidoorka..” (Daawo)

Posted: Mon May 23, 2016 12:25 am
by theyuusuf143
I agree. Waa in lasoo nooleeyaa June as well.

Re: Ooto Biixi “18-ka May Waa Maalintii Ay Guuleysatay Beesha Isaaq Ama Iidoorka..” (Daawo)

Posted: Mon May 23, 2016 6:11 am
by Timiro1999
Muj. Ooto Biixi speaks nothing but the truth.
Maanagaa waalan mise cadan baa laga heesayaa, intani miyaanay ahayn intaad Ciro ku haysatay ee aad lahayd Ciro waa faqash.
Munaafaqadii iyo qof jeclaysiigii meel fiican ayuu marayaa.