dadka soomaalida waa si xun wax u sheeg... arrinta ah ciidanka buntiland iyo amisom ayaa amaanka ilaalinaya waa been abuur.. bal dhageysta wareysiga UN ta ninka u qaabilsan somalia.. hadalkiisa si fiican u dhageysta.. wuxuuu yiri amaanka waxaa ilaliya amisom iyo ciidamada Amaanka Somaliyeed kuwaas oo buntiland qayb ka noqoneyso..... keaton ma uusan oran habayaraatee amisom iyo buntiland ayaa amaan ilaalinaya...
Buntiland ciidanka la sheegayo probably waa view bodygruads oo wato GAAS CALOOLEEY.... Laakiin soomaalida fadhi ku dirirka hadalka waa badalaan oo waa warxumo tashiiil..
Halkan wareysiga la dhageyso..
http://www.warqaad.org/keating/
ditoore, i always depend on credible sources not hearsay and qiila wa qaal. I said and maybe some local security agencies...posted the link in allgalgaduud....so i knew this.I just posted caasimada to say stop the calaacal HAG and take the responsibility
According to my sources elections will take place in halane wich is already secured but some somali forces may protect the airport and the roads that lead to it
There will be huge international delegation and i doubt it will be inside the parliament, located in hawlwadaag add to this the monthly attacks on the hotels including SYL hotel
Now back to the topic, the envoy has said: " amisom and somali forces including PL" from my understanding when using forces it doesnt mean the SNA, they use it more for the regional forces like JL and PL that havent been yet integrated to the SNA. When of the reasons why JL couldn't move south of kismayo was bc amisom cannot partake it before the integration...SFG has stopped kenya moving to jubbada dhexe...now theres ethiopia so they r silent about it
So it won't be the SNA rather some security forces that r managed by them like alpha may partake it besides PL
This is scandal to garguurte if he can't host or provide security for one day elections after 4 years of his time. why do you need PL in xamar? That's the point!