24% kale waa beelaha kale ee Soomaaliyeed ee degan magaalooyinka waaweyn ee Puntland, sida Bosaso, Galkacyo, Garowe, Galdogob, Laascaanood, Qardho, Burtinle, Ceerigaabo iwm. Waxaana ubadan beelahaas Digil & Mirif. waxaa ka mid ah beesha jareer weyne, beesha Dir ee degta mudug, nugaal iyo Bari, Fiqi shinni oo hawiye ah iyo Hawiyaha kale ee magaalooyinka waaweyn jooga. dadkuna waa dad isdhalay taasna waa in la ogaada akhyaarta. peace
Sxb there is a difference between owning land and the population, u have to understand that. We are talking about land not who lives in a city but who owns it and the surrounding region. Stay on the subject!!