Moderator: Moderators






because it is a top up approach instead of starting at grassroots.The civil war is still ongoing clan clashes in Hiiraan. Madoobe is still the mayor of kismayo with his Kenyans. A stalemate to hold selections or elections. The famous city of galkacyo is still divided. Zambia is going to send police forces to Somalia alshabaab is still undefeated
Despite that, maamulka Waqooyi is very worried as it considers Farmaajo its public enemy #1:The civil war is still ongoing clan clashes in Hiiraan. Madoobe is still the mayor of kismayo with his Kenyans. A stalemate to hold selections or elections. The famous city of galkacyo is still divided. Zambia is going to send police forces to Somalia alshabaab is still undefeated
It's clear a stable Somalia, especially one in which Farmaajo is re-elected, represents an existential threat to maamulka Muuse Biixi.Muuse Biixi oo ku dhawaaqay in dowlada Somalia tahay cadowga 1aad ee maamulka Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay Madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay yihiin Cadawgooda koobaad, isla markaana dhibaato badan ku hayaan.
Muuse Biixi oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu xusayay 18-ka May ayaa sheegay in Caalamka dowlada kaliya ee kasoo horjeeda Qaranimada Somaliand ay tahay dowladda muddo xileedkeeda uu dhamaaday ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
https://puntlandtimes.ca/2021/05/muuse- ... omaliland/


Doofartu kuligood wa 400,000, doofar iyo cadcad wa isku tiro kkkkkIdoooor, is extreamly laaaangaab, Yibraha, Madhibaanta iyo Oromada marka laga saaro, jufo majiirten ma dhama sida Cali Saleenan.
![]()

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: mahor and 38 guests